Home » Qormooyinka » YAA MADAXWEYNE NOQON KARA? (Qiimeynta Murashaxiinta)

YAA MADAXWEYNE NOQON KARA? (Qiimeynta Murashaxiinta)

YAA MADAXWEYNE NOQON KARA?

(Qiimeynta Murashaxiinta)

Waxaan halkaan ku soo gudbineynaa qiimeyn lagu sameeyay murashaxiinta qaarkood oo koobeysa heerka aqoonta, darajada caqliga, habdhaqanka qofka iyo heerka uu gaarsiisan yahay biseylka siyaasaded. Aan ka bilawno

Cumar Cabdirashiid: caqligiisa waxaa lagu qiyaasay inuu la mid yahay nin la dhihi jiray Cabdulle oo ku qornaa buugi dugsiyada hoose lagu dhiga jiray xilligii Talyaaniga AFIS uu dalka ka talinaayay. Cabulle wuxuu ahaa nin ka ganacsada qoryaha uu soo guri jiray. Maalin asagoo geed saaran ayaa waxaa soo maray meesha nin socdaal ah markaasuu yiri ” war waa soo dheceysaa”..waayoo Cabdulle wuxuu goynaayay laanta uu ku fadhiyo. Markuu soo dhacay uu ninki weydiiday ” nin wax ogaa tahaye bal ii sheeg markaan dhimanaayo”…ninkii markuu arkay inuu nin dhiman yahay ayuu ku yiri ” marki dameerkaaga yeero ayaad dhimaneysaa.” TESTA GRANDE MA POCO SALE!!!

Cumar waa ninkaas wuxuuse ku nasiib badan yahay inuu ka ka dhshay jufo dabbalkkodu caaqil yahay doqoonkoodu dirac yahay, midkooda waalana filossof yahay.

His body language and the way he talks is a reflection of his very limited intelligence, lack of leadership attitude which can convince or persuade no body. He is unable to hold any responsible position due to his weaknesses.

Cumar aabihiis Cabdirashiid waa ninki u hibeeyay NFD dowladda Kenya heshiiskii Caruusha,Tanzaniya ee lagu xalli haayay dhibaatadi ka taagneyd xuduuda. Cabdirashiid sida wiilkiisa waxaa isagana laga saxiixay heshiis afgarasho oo lagu yiri dhulka waxaa leh Kenya, laakin dadka deggan waa Somali..markassuu oggolaaday..waa garan waayay in dhulka ay leyihiin dadka deggan.

Cumar asagoo ku dayahaaya aabihiis ayuu u saxiixay Kenya baddeyni. Dadka mudan in la beddelo waa Cumar iyo cidii la halmaasha, oo aysan helin ama la siin fursad dambe uu ku fikiro inuu Somaliya xil ka qabto, waa haddii ay nagu dambeyso shucuur wadaninnimo.

Maxamuud Tarsan: Marki la cabbiray heerka caqligiisa oo badiba laga soo qaatay qiimeyn lagu sameeyay, khudbadaha uu jeediyo iyo doodaha uu ka qayb galo, waxaa la isku raacay inuu yahay qof aan mowduuc ( one topic) ku ekaan karin, jecelna inuu waxyaabo fara badan oo kala duwan isku mar ka hadlo. Taasoo ah tallaabo qofka ay ku weyn karto nuxurka ay jeceshahay inay gudbiso…dadka dhegeysta hadalkiisa waxay badanaaba ku wareraan wixi uu ka hadlaayay, waa haddii aysan ku jirin eedeynta uu badanaaba u adeegsado hadalladiisa si loo xiiseeyo.

His body language reflects unstable person who believes that talking a lot will make him likeable and attract some supporters whom he wants them to see him as an experienced politician that can lead this unlucky country. Regardless of his unidentified objectives,Tarsan will never succeed in politics because of his simple personality.

It will be wise for him to look for another job because he lacks leadershyip intuition and commitment.

3.Cabdiraxmaan Faroole- Waxaa jirta maaahmaah dheheysa “lo’di goi rabta dibi dhalow ay bilawdaa“. Dalkaan loo maleyn maayo inuu helo ama ay u dhalato dowlad daacad ah oo shucuur wadaninnimo ku jirto. Sababtuna waxay tahay dadka isu soo tagay inay madaxweyne ka naqdaan waa kuwo aad uga hoseeya mustawaha looga baahan yahay hogaamiye dal. Faroole waa qof gobolki uu u dhashay laga nacay dalkaan ma hogaamin karaa? Jawaabtu waa maya.

Intaa waxaa u dheer inuu yahay ruux aad u neceb gobollada dalka intooda badan oon ictifaarafsaneyn dowlad goboleedyada dalka ka jira wuxuuna mar kasta ku howlan yahay sidii ay u baabi’ lahaayeen Puntlandana u badbaadi lahayd.

He is seen as a person full of hatred who likes nobody except himself. When he talks to an audience he depicts himself as great leader..there is a quotation from our beloved Rasuulقا ل رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم اجعلنى فى عينى صفيرا وفى أعين الناس كبيرا

He has no leadership quality since he lucks self confidence and intuition…he is unable to predict the outcome of his sinister actions.

4. A/raxmaan Cabdishakuur. Wuxuu ka liitaa xagga qiimeynta iyo dib ugu naqashada howlihii la xiriiray badda oo lagu eedeeyay isaga iyo ina Cabdirashiid. Cabdiraxmaan wuxuu u qaatay inay sax tahay tallabadi lagu sifeyay MEMORANDUM OF UNDERSTANDING (MoU). Waa qaladkii ugu culusaa ee uu qof ka galo dalkiisa. Mithaal yar haddaan soo qaadanno nin baa kuu yimid markaasuu ku yiri aan ka xaajoono maamulka gurigaaga oo aan ka gaarno is-af-garasho.

Maxaa igu khasbaaya inaan gurigeyga adiga kaala xaajoodo…baddaan anigaa iska leh wax adiga aan kaala xaajoohaayo ma jiraan, mana ahan meel naga dhexeysa ee la isku heysto ee milki gaar ah oo ma-guurta ahoo ay leedahay ummadda Somaliyeed, qof wada-xaajood ka geli kartaana ma jirto.

Qofki intaas garan waayay ma lagu aamini karaa dalkaan aad u weyn mustaqbalkiisa iyo maamulkiisa? Cabdiraxmaan lacks high intelligence and leadership quality..it will be wise for him to look for a job that does no need creativity and intuition.

Murashaxiinta intooda kale qaybta 2aad ayaan uga hadli doonaa haddi waqtiga noo saamaxo.

Qoraalkani ma ahan mid cid duullaan ku ah waana cilmi baaris caadi ah cid kastana ay jawaab ka bixin karto.

Axmad Calasow

bashaar10@outlook.com

x

Check Also

WAASUGE IYO WARSAME: (Socdaalkii 30ka Maalmood), waxaa qoray.Dr.Xuseen Sh.Axmed (kaddare)

     Alle ha u naxariistee Dr.Xuseen Sheekh Axmed (Kaddare), wuxuu ka mid ahaa Qorayaashii ...

WAASUGE IYO WARSAME: (Socdaalkii 30ka Maalmood), waxaa qoray. Dr.Xuseen Sh.Axmed (kaddare)

Alle ha u naxariistee Dr.Xuseen Sheekh Axmed (Kaddare), wuxuu ka mid ahaa Qorayaashii Farta Soomaaliga. ...

Watch Dragon ball super