Home » WARARKA MAANTA » Xog la Helay’ Madaxweyne Farmaajo oo Lacagta Ugu badan Ku Baxsho Aalad Bulshadda ku Badan Tahay

Xog la Helay’ Madaxweyne Farmaajo oo Lacagta Ugu badan Ku Baxsho Aalad Bulshadda ku Badan Tahay

Madaxweynaha Soomaaliya’ Maxamed  Cabdullahi   Maxamed Farmaajo’  ayaa la ogaaday in uu lacagta ugu badan ku baxsho Aalada Facebook ‘oo dadka si weyn u adeegsadaan .

Madaxweynaha  ayaa  Xiligii u  ahaay Musharaxa  qortay  dhalinyaro  badan ‘  si  aay baraha Bulshadda Fikradaha ku wadaagto  ugu  buun buuniyaan’ shaqsiyadiisa  ayado sida ilo  wareedyo Xaqeejiyeen  xiligaasi Madaxweynaha  uu qortay  in badan boqol  Dhalinyaro  ah oo howshaasi u qabta.

Doorashadii  Madaxweyne ee ka dhacday Magaalada Muqdisho’ ka dib  baaris  la sameeyay waxaa lagu Ogaaday in Madaxweyne Farmaajo ‘laba jibaaray tiro  ahaan dhalinyaradii uu qarashka ku baxin jiray  isaga oo ka dhigay in ka badan 200 ruux oo si joogta Xafiiska Madaxweynaha  Mushaar ugu qaata.

Dhalinyarada Ugu  badan ee Madaxweyaha shaqaalaysiiyay ayaa ku nool Dalalka Suudaan Malaysiya iyo Hindiya ‘  ayaga oo u badan dhalinyaro waxbarasho u jooga halkaasi ‘ iyadoo waqtiga hada la joogo dhalinyaradaasi ku howlan  yahiin sidii dadka dhaliila Madaxweyne Farmaajo  Facebook yada’ aay Itsicmaalayaan  ugu  hakin lahaayeen .

Dad badan ayaa layaaban caburinta’ Baraha Bulshadda’  aay ka  dhex bilaabeen kooxdaasi Madaxweyne Farmaajo shaqaalaysiiyay ‘ ayaga oo durba Soomaalinimada ka saaraya hadii  aay’ arkaan adiga oo dhaliilaya Talaabo  qaldan oo u qaaday Madaxweynaha.

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super