Home » WARARKA MAANTA » Xildhibaan qiray in Kuraasta Baarlamaanka qaarkood si sharci darro ah ay ku soo baxeen Xubnahooda.

Xildhibaan qiray in Kuraasta Baarlamaanka qaarkood si sharci darro ah ay ku soo baxeen Xubnahooda.

Xildhibaan Maxamed Soomaali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Kuraasta Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ay ku yimaadeen qaab Musuqmaasuq ah, loona baahan yahay in wixii hadda ka dambeeyo si weyn looga fiirsado , lana adkeeyo ka mid noqoshada Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa ku baaqay in Guddoonka Sare ee Baarlamaanka ay wax badan ka ogaadaan xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Hadalkaan ayuu ka jeediyay Xildhibaan Maxamed Soomaali isagoo ka qeyb galayay kulan ay xildhibaanadu ku lahaayeen Xarunta Golaha Shacabka Muqdisho.

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super