Home » WARARKA MAANTA » Xafiiska duqa Muqdisho oo caawa loo dheg-taagayo (maxaa la filayaa?)

Xafiiska duqa Muqdisho oo caawa loo dheg-taagayo (maxaa la filayaa?)

Ilo ku dhaw maamulka gobalka Banaadir ayaa laga soo xigtay in xafiiska guddoomiyaha gobalka Banaadir ay hadda ku sugan yihiin mas’uuliyiinta gobalka, kuwaas oo u diyaargaroobayo magacaabista guddoomiyayaasha degmooyinka.

Waxaa la filayaa in saacadaha yar ee soo socda lagu dhawaaqo magacyada qaar ka mid ah guddoomiyayaasha degmooyinka gobalka Banaadir.

Dad badan oo rejo ka qaba xilalka guddoomiyayaasha degmooyinka ayaa u dheg-taagaya xafiiska guddoomiyaha gobalka, iyaga oo quud-daraynaya in ay xilalkaas helaan.

Wararka la helayo ayaa waxa ay sheegayaan in guddoomiyayaasha la magacaabi doono ay ku jiraan dhallinyaro  qurbajoog ah, iyo qaar dalka ku noolaa oo galaangal iyo xiriir dhaw la lahaa xafiiska duqa magaalada iyo xafiisyada sarsare ee dalka.

Wixii ku soo kordha arrimahaan dib ayaa aad ka heli doontaan idam alle.

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super