Home » Qormooyinka » Wargelin waxaa laga furay magaalada mugdisho Machad lagu barto culuumata islaamka

Wargelin waxaa laga furay magaalada mugdisho Machad lagu barto culuumata islaamka

Wargelin dhamaan muslimiinta Qaasahaan umada somaaliyeed Waxaan kuwargeli heynaa in lagafuray magaalada mugdisho Machad lagubarto culuumata islaamka okaladuwan sid xifdinta quraanka iyo weliba axaadiista iyo axkaamta waxaana lagu barayaa qaab online ah Magaca Machadka?

Cusmaan binu cafwaan waxaa casharada lagubixinayaa qaab online _waxa idiin diyaar ah Macalimiin badan waxana kamid ah maamuluha madarasada M/Mustaf Abdi Maxamud iyo macalin C/salaam Maxamud iyo M/Maxamad yare M/Bashiir Madarasadu waxay ushaqaysa si toos ah ilaa laga gaaro habiinki afar saac waxaa lagala soo xiriiri karaa lambaradanhoos kuqoran

Tel/00252615524219 imo iyo viber Tel/ 00252682039832

ama lambarka hore waxaa ufuranyahay iskype ciwaanka wa qeylow2017@hotmail.com

waxaan bulshda ubalanqaadeyna inaan gacma furan kuso dhaway doono cidi nalaso xiriita Wabilaahi towfiiq

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super