Home » WARARKA MAANTA » WAR HADDA SOO DHACAY: Askari qof shacab ah ku dilay Kismaayo

WAR HADDA SOO DHACAY: Askari qof shacab ah ku dilay Kismaayo

Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland  ayaa qof  Rayid ahaa waxa uu ku toogtay Bartamaha Suuqa Magaalada Kismaayo.

Wararka  ayaa sheegaya in qofka Rayidka ah ee la toogtay oo Gaari watay ay murmeen kadibna uu toogtay.

Maaha markii ugu horreysay oo Askarta Maamulka Jubbaland ay ay Dad Shacab ah ku dilaan Magaalada Kismaayo.

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super