FIIRSO VIDEO: Warbixin qosol badan oo laga diyaariyay qurba joogta dalka ku laabanaya

Warbixin Cajiib ah oo kaa qoslin doonto ayaa laga diyaariyay Qurba Joogta Soomaalida ah ee dalka ku laabanayo waana Qodob Xiiso badan oo kaa qoslin doono qaabka loo diyaariyay marka aa daawato.

Hal arin oo ay qurba joogta ka wada siman yihiin ayaa lagu arkay Magaalada Muqdisho waxaana kaloo ay ka wada siman yihiin hab dhaqan u gooni ah Qurba Joogta Soomaalida oo ay ku jiraan Wasiiro ka tirsan Xukuuma Soomaalida ee nala daawo Muuqaalkani adaa qosli doonee.

MAHAAN KA FIIRSO VIDEO-GA: 

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

One Response to FIIRSO VIDEO: Warbixin qosol badan oo laga diyaariyay qurba joogta dalka ku laabanaya

  1. Mohamed Reply

    02/12/2013 at 08:30

    Asc wr wb runta ahaantii mahad oo dhan illaah baa iska leh marka labaad thanx sida aad noogu soo gudbisaan dhacdooyinka uga dambeeyay waxaan ahay aqriste aad uga hela website kiina

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>