VIDEO Gudd. Jawaahir: “Waxaan rabnaa inaan buufino Viruskii Shabaab ay ka tageen”

DSC00586

Guddoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir jawaahir Baarqab ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay in magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka uu ku sii fidayo Viruskii ay ka tageen maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab, waxayna sheegtay inay markaab howsha u taala ay tahay sidii ay u buufin lahaayeen amaba u cirib tiri lahaayeen fikradihii qaldanaa ee ay bulshada uga dhex tageen.

(Video)

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>