FIIRSO: Gudoomiye Tarsan oo fariin Digniin ah u diray Farshaxaniiste Amiin Caamir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mahamud Ahmed Nuur “Tarsan” oo Muuqaal uu ugu magac daray kalmada Asbuuca ee Duqa Muqdisho waxuu kaga hadlay arimo badan oo quseeya asaga balse waxuu kaloo ka hadlar arin xiiso badan.

Mudane Tarsan ayaa si aan caadi aheyd uga hadlay Farshaxamiistaha Amiin Caamir waxuuna ku eedeyay sawir uu sheegay in uu si qaldan uga sameeyay maxuu ka yiri arinkaa daawo video qeybta dambe ayuu amiin caamir kaga hadlay Mudane Tarsan….

 

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

7 Responses to FIIRSO: Gudoomiye Tarsan oo fariin Digniin ah u diray Farshaxaniiste Amiin Caamir.

  1. zacke Reply

    14/12/2013 at 23:07

    Tarsan ilaahey haku xafido cadaw gaagu waa cadawga umada
    Waxaad umada uqabatay dhan kaste weey muuqataa aduunka oodhan baa mar qaati ka ah daa cad baa tahay ninkan qada wax ku xarxariiqay
    Sumcada allh ku siiyay kaama qaadikaro mudane gudoomiye uma daada ayaa kuu baahan
    Indha baad noo furtay umada baad mideeysay
    Dad ki ayaa walaaleeysay waxaa kuu baahan dadki aad mugdiga kasaaarta weli
    Jisadeeda illaah baa uu gudaya , dadkana wax walba ayaa laga helaa saa cumar inu qadhaab ayeey dhaheen cadaalad maahid dhaheen
    Murka adiga hala yaabi qof qalooca wuu jiray wuuna jiri doonaav
    Amiin xar xariiqe umdaa masaakiinta ah ood sheega neey so
    Kama talin qerykooda laaki waxaad kasoo hor jeedaa maslaxa dooda
    Waana lasoo dhaafay xiligi qabiilka laga dhign jiray jarnjar
    dhigan jiray jar marka amiin iimaan ka allh haku gelsho.

  2. Khadar Reply

    12/12/2013 at 15:57

    amin camir sxb waa nin somali aan jecleen oo aamin san xabasho carbeed waa la laayey taasi waxaad ka dareemi karta malaha mabd,a ama meel wanaagsan uu u ololeeyo walaalayaal marka ha la yaabina somalidana ma garato qofka wax la wada iyo kan kale aniim naceeyb badan ayaa ka buuxa. waxaan amiin u sheegaa soamli weey is wada gowracday maaha in xabasho carbeed keliya la gowracay halgankaaga halkaas ka sii wad uu ku ciil bax leeyn baa somali kaaga qarxay ileeyn sawiradaan fikirkaaga maaha waxa aad qoreeysay koleey somali aya ku sheegta wax walba markuu ciilka ku daayo somali ha weeydiin wax dambe

  3. Mohamoud Reply

    12/12/2013 at 14:49

    Asc dhamaan waxan salaamaya umada Somaliyeed meel kasta oo ey kajogaan dunida,runti mudane Tarsan waa halyaay Somaliyeed mana ahan dadka lamida sida Amiin arts waa nin iska af lagaadeyda dadka sida uu doono mana ahaan doonto sida uu ka dhigayo asagag Tarsan HA NOOLAADO

  4. dayax Reply

    12/12/2013 at 10:29

    Aamiin caamir waligey ma xiiseyn cartoonkiisa waayo waa mid lagu weeraro dad gaar ah,islamarkaana si waxuushnimo ah u hadla,haddii uu ka xun yahay qalalaadka loo geysto beeshiisa ama lagu xadgubo ma aha in uu sameeyo waxa uu ka cabanayo,Aamin caamir caqliga eebe siiyey si qaldan ayuu u adeegsadaa,waayo nin aqoon yahan ah oo beel soomaaliyeey si toos ah markasta wax uga sheega waa isaga,waxaan u rajeynayaa in uu caqliga kaashado haddii uusan u shaqeyneynin cida ay dani ugu jirin soomaaliya oo nabad ah,cadaalad ah,islamarkaana la iscafiyey,Aamin caamiroow ogow in xoriyadu ay xad leedahay,xadkeeduna yahay in aan lagu xadgudbin waxa umada mideynaya.

  5. Geesiga Reply

    11/12/2013 at 19:02

    Xaayoow Calasow Tooxow waa waqtigiina waadna ka faa’ideysan weyseen ee dhaca iyo boobka joojiyo ee saxaafada banaanka ka mara waxa aad tihiin ayey idinku sheegaan inta badan ileen adinkaa xishoyn weeseen….

  6. hassan Reply

    11/12/2013 at 15:55

    asc dhamman umahada somaliyed iyo weliba gudoomiya g.banaadir hadalada aan wanagsaneen ee lagu leeyahay gudomiyaha gobolka banaadir tan kale waxaan gudoomiyaha kacodsanayaa inuusan hadalada xun xun ee lagu leeyahay ha u nixin waxaana umaleynayaa ineysan kucara gelin kuwa wadanku ladegi la, yahay hadaladooda horumarka aad gaarsiisay gobolka weli ma aaysan gaarsiin gobolka kuwa dhahaya waan udhalanay kuqeylinaya madaxweyne kasta ee yimaadana kuyiraahda anagaa udhalanay ee halkaada kasii wad guuleyso guuleyso guuleyso amin aamirna waxaan leeyahay wax hubso mucaaradnimadaada hadalo asluubeysan iyo qoraal asluubeysan ayaanu kaaga fadhinaaa waadna mahadsantihiin

  7. Ahmed Reply

    11/12/2013 at 15:17

    Tarsan waxba haka caroonin Amiin Caamir waa farshaxaniste, qorayaasha iyo warfidiyeenada ha caburin. Waa la ogyahay waxaad gashid iyo waxaad.
    Gobolka Banadir dhaqaalaheeda aaway. Waxaad wax ku qabataa oo keliya in ka yar 1% inta kale waa jeebka miyaa????

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>