FIIRSO Fanaanadda Caanka ah ee Ikraan Caraale iyo Fanaanadda weyn ee waahayaha cusub Falis Cabdi oo in ay walaalo yihiin soo if baxday

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

8 Responses to FIIRSO Fanaanadda Caanka ah ee Ikraan Caraale iyo Fanaanadda weyn ee waahayaha cusub Falis Cabdi oo in ay walaalo yihiin soo if baxday

  1. zacke Reply

    13/12/2013 at 18:21

    Wax wal ba weey dha caan labada gab dood nasiin beeyba leeyihiin
    Ee ha is raad sadeen hadeey walaalo yihiin aduunku hu ruumar ayuu gaaray. Ee dhiig iska qaada dhaha ha dii aad wada dhala teena xalad sameeysta , felisna wa xaan leehay nasiib baad ba leedahay eer caan ah aaba ku dhalay waa hadii aad tahay ina caraale mar ka laba faamili adaaba helay

  2. amiisha Reply

    13/12/2013 at 15:40

    waxaan idiin sheegayaa falis inaan is ku xafad ku soo kornay calaleey kismaayo
    falis markaas aabaheednah wuu joogay waxuu u ekaa falis beenta halajoojiro

  3. amiisha Reply

    13/12/2013 at 15:36

    waayaa

  4. amiisha Reply

    13/12/2013 at 15:36

    waa yeeb

  5. salad Reply

    11/12/2013 at 00:13

    aduunka wax aan dhici karin majraan laakiin falis hooyadeed ayaa ku wanaagsaneyd wareysiga iyada ayaa cadeyn karta canugeeda cida dhashay maadaama lagala soo qaxay gabadheeda waa sida aad hadalka u so qorteen marka eey la kulantay gawadheeda uma sheegin miyaa in eey hooyadeed tahay aabaheetna la yiraahdo caraale mida kale xamar hatagin maxaa la yiraahdaa maxar hader ayeey ka timid waana wadan keeda hadeey aadana

  6. fooz Reply

    10/12/2013 at 20:16

    Eedada waxay ba lee dahay hooyada dhashay falis ayaan la kulmay iyadaana isheeg tay balse wax walbaa waa macquul in kasto oo an is leeyahay waa sheeko la soo alif tay

  7. Kaah Reply

    10/12/2013 at 17:57

    Xamar hanoogu imaatid aayba tiri see camal mala qaarajin rabaa miskiinta haye iska jir hee falis cadeey.

  8. Hanad Reply

    10/12/2013 at 16:48

    Asc shaaciye wax walba loos heegaa miyaad iska soo qoreesaan. Qofkaan sheeganaayo inuu yahay eedadda Ikraan caraale hadalkeeda siduu isu burinaayo caruurtaa garan karto. Soo ma ogidiin akhristayaasha inay wax kala garan karaa mise maxa naga galay waaye wixiina. Fadlan na ixtiraama war sugana noo soo sheega ama calal aqal mid aan la fahmeen inuu been yahay naga daaya midkaan interfiyuuga la dhisay ah kan qofkii ka dhigta interfiyuu diidma afka hore waaye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>