FIIRSO VIDEO; Filinkii Abwaan Sangub oo la hakiyey iyo heesihii ku jiray oo banaanka u soo baxay

Filinkan oo loogu magic daray Umad wada siyaasi ah side loo dhaqaayaa? Ayaa waxaa fikradiisa lahaa Abwaanka weyn Maxamuud C/laahi Ciise Sangub, waxaana jilayaal ka ahaa fanaaniin caan ah oo isugu jiray kooxaha Deegaan Muqdisho iyo Hobalada Waaberi waxaana si gaar ah uga dhex muuqda Filinkan Xildhibaan Saado Cali Warsame.

Filinkan ayaa lagu waday in  ka hor inta aan la shaacin xaflad weyn Muqdisho loogu sameeyo,  hase yeeshee waxaa soo baxday in gabi ahaanba filinkaasi la mamnuucay in uu dibada u soo baxo ka dib markii loo arkay in uusan la saan qaadi Karin wacyi siyaasaded ee iminka jira.

Xayiraada la saaray Filinkan ayuusan ka hadlin weli Abwaan Sangub waxaana socdo  dadaalo dib loogu saxaayo meelaha qaladaadka laga tabanaayo sida ay ku waramayaan qaar ka mid  jilayaasha filinkan.

Mid ka mid ah jilayaasha filankan ayaa sidoo kale  saxaafada u sheegay ujeedada loo xayiray filinkan in aysan aheyn siyaasad balse loo raadinayo cid  maalin ku sameysa filinkan, dhawaana uu soo bixi doono.

MAHAAN KA FIIRSO HEESTA SIYAASADI MAXAY TAHAY

 

MAHAAN KA FIIRSO HEESTA DHALIIL

MAHAAN KA FIIRSO HEESTA HASHA LIS


Mid ka mid ah jilayaasha filankan ayaa sidoo kale  saxaafada u sheegay ujeedada loo xayiray filinkan in aysan aheyn siyaasad balse loo raadinayo cid  maalin ku sameysa filinkan, dhawaana uu soo bixi doono.

 

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

3 Responses to FIIRSO VIDEO; Filinkii Abwaan Sangub oo la hakiyey iyo heesihii ku jiray oo banaanka u soo baxay

  1. foosi yuusuf jaamac Reply

    06/12/2013 at 05:49

    heesahani waxay ka hadalayaanwax xaqiiqa ah oo jira oo ubaahan in wax lagu qaato hasheen maandeeq horaado iyo danbeedo mid malaha ee maxaan ka hirqadaa walaalo waa xigmada u bahan in lagu cibro qaato waayo ma jirto waxaan nahay ee maxaan isku haysanaa oo aan kolba mid ugu raranhay miyaan marka hore jirin dalkan cid leh oo ka hadasha aayaha dalka iyo dadka wax kasta waxaa ka horeeya dalka dadka jiritaankisa ee aan iska dayno qabaalada oo aan doono qofkasta oo soomaali ah oo daacada u ah umadada iyo dalka oo ilahay garanaya yaan raadinin shaqsi aan ku doono qabayaalada ee aan doono qof aan la xisaabtano oo shaqaale inoo ah

  2. aweys Reply

    04/12/2013 at 22:47

    heeso fiican lakin dubitaan ka is really bad

  3. aweys Reply

    04/12/2013 at 22:38

    Aniga valunteer

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>