FIIRSO Marwo Fowsiyo oo si sarbeeb ah ula hadashay Amiin Caamir iyo inta la fekerka ah

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

6 Responses to FIIRSO Marwo Fowsiyo oo si sarbeeb ah ula hadashay Amiin Caamir iyo inta la fekerka ah

  1. kaahin kaahin Reply

    12/12/2013 at 06:54

    daahir alasow waa nin aan aabe laheyn ,sidaad daraadeen,weeso umey dhowrna,Amiin arts lacagtii uu farmaajo barey ayuu raadinayaa waana ku bahaloobey farmaajo wuxuu ahaa caruurtii kacaanka wuuna yaqaan sida durbaanka loo qaraaco iyo sida barakacayaasha loo abaabulo,waa siyaad barre oo aan biyo isku barxin.

  2. abdi Reply

    04/12/2013 at 09:52

    warninkan qoro farshaxanka wuubakasidaran malmahan xataa mayaqaan siyasad ow iskuqariyo cadiifad xun ayaa haysomiyusan somali dhaba aheen asalkiisa dib haloeego??????????

  3. Osman Reply

    04/12/2013 at 01:22

    Waxaan la yaabanahay ruuxa daahir calasoow wax noo sheeg leh War asigaan waynay meel aan umadda ugu IFTIIMINO waxa uu yahay ee miyaan sugayey inay jiraan dad wax noo Iftiimi leh, Aniga waxay ila tahay in ninkaasu nin aan wax uu fahansan yahay aysan jirin balse uu u dhashay afdheeraan aan koontoro lahayn

  4. mohamed Reply

    04/12/2013 at 01:11

    asc, marwo fowzio dardaarankeeda waa mid waafaqsan sida ay qabto diinteenna toosan , waxa ay webside-yada qorayaan , tv-yada soo deynayaan amaba ay farshaxannada soo bandhigayaan oo qof laga sheego haddii ay run yihiinna waa xan, haddii ay beenyihiinna waa buhtaan(been abuurad) , sidaas darteed qof waliba ilaah ha uga baqo waxa uu sameeynaayo.

  5. fooz Reply

    03/12/2013 at 23:06

    Ilaa hada dadka fiyoow an ka had ley nay marwo foziama waa laga maseer san yahay kuwa siyaasada looga badiyey fidnadoodana soomaali ka tashatay meel walbana laga soo nacay albaabadana laga soo xir tay maxay uga qaadi karaan cadaawada marwo fowzia

  6. Bixii Reply

    03/12/2013 at 20:42

    Asc. Somaalidu waxeey tirahda dhariga maxaa kuleelka ka keenay waa kar karka. Mama Somalia fowsia waxbey Qariine Ee ma Aysan soo hor farisateen Qaran tv lagu Qiyaasayo. Qoloma Tahay Ayaa tv.ga laftigiisa lagu soo farisiya
    Qof walbow cadalaada Qor Qalina u Qaado Qorayna iska ilaali. Iyo Qiimo yaro lagu siyo laalush
    Aamiin Amiir. Iyo Daahir calaasow. Waxaad aragtan Isha ku fiqa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>