FIIRSO: Dib u howl galida Diyaaradii Somali Airline oo Niyad jab ku keentay Shacabka Soomaaliyeed

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Somalia Mudane Ciil Mooge oo sheegay in dhawaan dib loo howl geli doono Diyaaradii caanka aheyd ee Somalia Airline ayaa hadane sidii ay ugu farxeyn shacbaka Soomaaliyeed noqon weysay.

Arinta aadka looga naxay waxey tahay in diyaarada Somalia Airline in ay tahay mid aan noqon doonin sida ay doonayaan shacabkeena Soomaaliyeed ee daawo muuqaalkani adigaa nixi doonee…

MAHAAN KA FIIRSO VIDEO-GA:

 

 MAHAAN NAGALA SOO XIRIIR

       webmaster@shaaciye.com 

          Skype  Xuseen Madoobe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>