Home » SHIRIB-YADA » SHIRIBKA SHAACIYE Farmaajo Afar Fa ku taal inow ku Fashilmaan Filaa

SHIRIBKA SHAACIYE Farmaajo Afar Fa ku taal inow ku Fashilmaan Filaa

Farmaajo Afar Fa ku taal
inow ku Fashilmaan Filaa

1.Farmaajo waa Fududyahoo
inow ku Fashilmaan Filaa

2.Faan-faanka Ciyaala Facebook
inow ku Fashilmaan Filaa

3-Tolkiisu Faq-Faqdeey wadaan
inow ku Fashilmaan Filaa

4-Xamar waa Feera weyn yahee
inow ku Fashilmaan Filaa

x

Check Also

Shiribka maanta iyo Shaaciye waa Shirib Cajiib ah! W/Curisay: Laashimad Layla Ladan Shadoor!

“Sagaal walxaato wow ku taal Iyo sagaal kalaa wacneed. Waxyiga waaxidkeey iyo Weyneynta diintu Waa ...

Shiribka Maanta iyo Shaaciye; W/C: Xasan Kaamill Cuute (Shiribmaal)

“Afar walxaato deel ku taal Afar kaleey kusoo degtaa! Dowladu shacab doonayee Damiir laheey kusoo ...

Watch Dragon ball super