Home » SHIRIB-YADA » Shiribka Maanta iyo Shaaciye W,D, Shiribmaal

Shiribka Maanta iyo Shaaciye W,D, Shiribmaal

¨TOBAN WALXAAT NIMEEY WADDAA

ANNA TOBAN KALEYLA WEYN¨

 

1. Wasiir noqo nimeey waddaa

anna waddan dhismeyla weyn

 

2.Woodkaan qarxi nimeey waddaa

anna walaal dhinteyla weyn

 

3.Warranka tuur nimeey waddaa

anna wedkoow dhigeyla weyn

 

4.Wax kasta diid nimeey waddaa

anna wanaajinteyla weyn

 

5.War waa jaceyl nimeey waddaa

anna wadna qarxeyla weyn

6.Waabaay qaraar nimeey waddaa

anna weheshigeyla weyn

7. Wallaahi dheh nimeey waddaa

anna wacad ALLEYLA weyn

 

8.Wadaad ahaaw nimeey waddaa

anna wax werinteyla weyn

 

9.Waxaan walaaq nimeey waddaa

anna wax sheegiddeyla weyn

10.Waliima ruug nimeey waddaa

anna is wiciddeyla weyn

 

                     ¨Afmeer¨

 

Waaya adduunyo waanaya

Wanaagya talo leysla waay´

 

W-D- Shiribmaal

 

 

x

Check Also

Shiribka Maanta Iyo Shaaciye W/C/ Hassan Kaamill Cuute Shiribmaal

“Afar walxaat Alif ku taal Iyo afar kalaan arkaa: Ummad amarki diidayee La imtixaanayaan arkaa, Eedya dagaalya aanfa guud                       ...

Shiribka Maanta iyo Shaaciye W/C/ Laashin Abuukar Axmed Cabdulle (Taqi)

Waa Shirib  dardaaran ah oo dhinacyo badan taabanaya Alifya afartiisiyaan Erayadaan ka allifaa, Illaaheey  amarkiisiyaan Ku iri wixii aan uwaad, Idinna heeydin anfacdee U geeya madaxdaan ogeyn, Isiiya foogta ii ...

Watch Dragon ball super