Home » SHIRIB-YADA » Shiribka Maanta iyo Shaaciye; W/C: Xasan Kaamill Cuute (Shiribmaal)

Shiribka Maanta iyo Shaaciye; W/C: Xasan Kaamill Cuute (Shiribmaal)

“Afar walxaato deel ku taal
Afar kaleey kusoo degtaa!

Dowladu shacab doonayee
Damiir laheey kusoo degtaa.

Diintuna Nabi loo diree
Daa’in amreey kusoo degtaa.

Duunyana qof dadaalayee
U dib jireey kusoo degtaa,

Derejo ruuxi diin lehee
Daacadeheey kusoo degtaa.

“Gunaanad”

Doqonto kii u doodayee
U damqadeey dayuus tiraa!’

W/C/ Shiribmaal

x

Check Also

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

FIIRSO SAWIRO” oo Wax badan ka Ogoow Kulan Caawa ka socda Villa Hargeysa

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya caawa kulan uu shir Guddoominayo ku ...

Watch Dragon ball super