Home » SHIRIB-YADA » Shiribka Maanta Iyo Shaaciye W/C/ Hassan Kaamill Cuute Shiribmaal

Shiribka Maanta Iyo Shaaciye W/C/ Hassan Kaamill Cuute Shiribmaal

“Afar walxaat Alif ku taal
Iyo afar kalaan arkaa:

Ummad amarki diidayee
La imtixaanayaan arkaa,

Eedya dagaalya aanfa guud                                                                                                Abaar ka dhalataan arkaa,

Ilma ardaaygi aabbahood
Loo kala oodayaan arkaa.

Islaam imaamki eersadee
Ardaalki raacayaan arkaa.

“Afmeer”

Amma arlada Eebbeheey
Aakhiro eeda Sheegataa.?

W/C/Shirib-maal

x

Check Also

Shiribka Maanta iyo Shaaciye W/C/ Laashin Abuukar Axmed Cabdulle (Taqi)

Waa Shirib  dardaaran ah oo dhinacyo badan taabanaya Alifya afartiisiyaan Erayadaan ka allifaa, Illaaheey  amarkiisiyaan Ku iri wixii aan uwaad, Idinna heeydin anfacdee U geeya madaxdaan ogeyn, Isiiya foogta ii ...

Shiribka Maanta iyo Shaaciye W,D, Shiribmaal

¨TOBAN WALXAAT NIMEEY WADDAA ANNA TOBAN KALEYLA WEYN¨   1. Wasiir noqo nimeey waddaa anna waddan dhismeyla weyn   2.Woodkaan qarxi nimeey waddaa anna walaal dhinteyla weyn   3.Warranka tuur ...

Watch Dragon ball super