Home » SHIRIB-YADA » SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE W.C. LAASHIN ABUUKAR TAQI AXMAD

SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE W.C. LAASHIN ABUUKAR TAQI AXMAD

Sagaal walxaat ALIF ku taal – Sagaal kaleey u egyihiin.

●Abaarya oon ekeeyay duul – Abaal gudeey u egyihiin.

 

●Ararya murtidiis agyaal – Abwaannimeey u egyihiin.

 

●Aqalya mooradiis idaad – Ag jiifadeey u egyihiin.

 

●Axadya Sabdi oonanaa – Isbuuc tegeey u egyihiin.

 

●Aslaaxya roob ekeeyana – Abuurideey u egyihiin.

 

●Aqoolya diinba waa aqaan – Is muujiyeey u egyihiin.

 

●abootayaa awoowanaa – Asalkiyeey u egyihiin.

 

●Amxaar iyo adoonsigiis – Adeys gebeey u egyihiin.

 

●Aduunka tuug asna ku eed – Aanfaa dhacdeey u egyihiin.

          ‘Nikax,

●Alloow adigu noo ixsaan – Adooman iishayaa nehee.

 

 

W-C. Laashin Abuukar Taqi Axmed

x

Check Also

Shiribka maanta iyo Shaaciye waa Shirib Cajiib ah! W/Curisay: Laashimad Layla Ladan Shadoor!

“Sagaal walxaato wow ku taal Iyo sagaal kalaa wacneed. Waxyiga waaxidkeey iyo Weyneynta diintu Waa ...

Shiribka Maanta iyo Shaaciye; W/C: Xasan Kaamill Cuute (Shiribmaal)

“Afar walxaato deel ku taal Afar kaleey kusoo degtaa! Dowladu shacab doonayee Damiir laheey kusoo ...

Watch Dragon ball super