Home » SHIRIB-YADA » SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE Afar walxaadoo Fa ku Taal Faraa ku gudan Farmaajow

SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE Afar walxaadoo Fa ku Taal Faraa ku gudan Farmaajow

SHIRIBKA MAANTA IYO SHAACIYE

Afar walxaadoo Fa ku Taal
Faraa ku gudan Farmaajow

1-Fiiqi waa Farac Shabaab
Faraa ku gudan Farmaajow

2-Cosobloo Farda Fuul Badnay
Faraa ku gudan Farmaajow

3-Fahad Yaasiin ka Feejignaw
Faraa ku gudan Farmaajow

4-Heer Dooxoo Villa Fadhiyaan
Faraa ku gudan Farmaajow

NIKAX

ADNA FALKAAD LA FII TIRI
FARAA KU GODAN FARMAAJOW

Heer Dooxo waxan ula jeedaa isbaheysigii Dooxada Jubba ee Mariixaan iyo Ceyr hogaaminaayeen oo Afgooye ilaa Kismaayana xoogga ku heystay kuwaasoo shaki weyn laga qabo in ay dib uga curtaan Madaxtooyada

x

Check Also

Ra’iisul-wasaaraha oo xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada

Muqdisho, Maarso 30. 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyey ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda, ...

Wasiirrada cusub oo markii ugu horreysay maanta kulmaya- (maxay ka hadlayaan?)

Waxaa markii ugu horreysay maanta oo Khamiis ah kulan yeelanaya xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya, kuwaas oo shalay helay codka kalsoonida Baarlamanka. Kulanka ay wasiirradu yeelanayaan ayaa ah kulankii ...

Watch Dragon ball super