Home » SHIRIB-YADA » SAWIRO:- Ciyaaro adag oo loo baajiyay Arrimo la xiriira Amniga dartiisa

SAWIRO:- Ciyaaro adag oo loo baajiyay Arrimo la xiriira Amniga dartiisa

Waxaa Xalay la baajiyay Kulamadii Saxiibtinimo ee dhex mari lahaa Dalalka Belguim, Spain, Germany iyo Holland.

Labada Ciyaar waxa loo baajiyay sababa la xirirka Ammaanka Garoonka ay ku Ciyaari lahaayeen.

Dalalka Germany iyo Holland oo ku Ciyaari lahaa Garoon ku yaala Magaalada lagu magacaabo Hannover waxaa ku hareereysan hadda Ciidamada Booliska ee Dalkaasi Germany kuwaa oo wata qoryaha u dhaca Darandooriga,

Halka kulankii dhex Mari lahaa Belgium iyo Spain sidoo kale la baajiyay Arrimo la Xiriira Ammniga kadib Afar Maalin ka hor markii dalka Fransiiska ay ka dhaceen Weeraro kala duwan oo ay Naftooda ku waayen ku dhowaad 130 qofood oo Laba ka mid ah ay ku geeriyooden Weerar lagu qaaday Garoonka xulka Qaranka Fransiiska oo kulan kula lahaa Xulka Qaranka jarmalka.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 2 3 4 5 6 7

x

Check Also

Ra’iisul-wasaaraha oo xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada

Muqdisho, Maarso 30. 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyey ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda, ...

Wasiirrada cusub oo markii ugu horreysay maanta kulmaya- (maxay ka hadlayaan?)

Waxaa markii ugu horreysay maanta oo Khamiis ah kulan yeelanaya xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya, kuwaas oo shalay helay codka kalsoonida Baarlamanka. Kulanka ay wasiirradu yeelanayaan ayaa ah kulankii ...

Watch Dragon ball super