Home » WARARKA MAANTA » Roobab Xalay Ka Da’ay Magaalada Muqdisho

Roobab Xalay Ka Da’ay Magaalada Muqdisho

Haweenimadii xalay aheyd waxaa magaalada Muqdisho iyo meelaha ku dhow ka da’ay Roobab xoogan, iyadoo daadadka ka dhashay roobabkaasi waxaa ay sababaeen burbur xoogan oo soo gaaray qaar kamid ah guryaha ku yaala magaalada Muqdisho.

Roobabkaani ayaa bilaawdey xalay fiidkii waxa ayna socdeen ilaamaa saq dhexe xalay iyadoo wadooyinka magaalada Muqdisho aad ku arkayso biyo badan oo fariistey.

Halka wadooyinka qaarna ay gebi ahaanba xireen iyadoo aad arkeyso in nuucyada kala gadisan oo adegsanaayo wadooyin aan ahayn kuwii hori ay u adeegsan jireen oo xaafada dhaxdood ah tii oo ay sii dheertahay in ay ku xirmeyso wadooyinka oo aan ahayn kuwo waaweyn awgood.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Roobabkaasi ay sababeen burburka guryo cooshado ka sameesan oo ay ku dhaqnaayeen dad barakacayaal ah, balse lamasoo werin wax qasaaro nafeed ah oo lasoo ka dhashay Roobabka daadadka watay.

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super