Home » WARARKA MAANTA » Meydka Nin Da’ ahaa oo lagu arkay Duleedka Magaalada Muqdisho

Meydka Nin Da’ ahaa oo lagu arkay Duleedka Magaalada Muqdisho

Waxaa Saaka Duleedka Magaalada Muqdisho lagu arkay Meydka Nin da’ahaa.

Meydkan Odaygan ayaa laga helay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Caasimada Soomaaliya, waxaana jirkiisa ka muuqday rasaas, sida Dadka Degaanka ay u sheegeen Warbaahinta

Weli lama oga cidda ka dambeysa Dilkaasi.

Waxii warkan ku soo kordha kala soco halkaan hadii Alla Idmo

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super