Home » ENGLISH NEWS » Kalfadhiga 1aad Ee Aqalka Sare Oo Berri Furmaya..

Kalfadhiga 1aad Ee Aqalka Sare Oo Berri Furmaya..

War aan helnay ayaa sheegaya in Berri Talaadada ah,  January 17, 2016-ka uu furmi doono kalfadhiga ugu horeeya ee aqalka sare ama Senate-ka federaalka Soomaaliya.

Ajendaha kullanka waa sidan:

Sameynta Guddiga dooarshooyinka

Dhaarinta lix(6) Xildhibaan oo cusub

Kulanka waxaa uu dhacayaa 9:00 subaxnimo, waxaa uuna ka dhacayaa xarunta aqalka sare ee Kilomerer Zero.

Taladaada waxaa sameymeysa taariikh cusub, waa markii ugu horeeyay ee kulmo aqal sare oo Soomaaliya ay leedahay.

x

Check Also

War Naxdin leh oo laga soo sheegayo Deegaan Hoostaga Degmada Cadalle

Wararka Warbaahinta Shaaciye.com ay ka heleyso Deegaanka Nuur Dugle oo hoostaga Degmada Cadalle ee Gobolka ...

Hawlgal dad lagu qabtay oo Magaalada Muqdisho ka socda

Ciidamada qaabilsan xasilinta ammaanka Magaalada Muqdisho, ayaa saaka hawlgalo waxa ay ka wadaan xaafaddo ka ...

Watch Dragon ball super