Home » MUUQAALLADA » Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho loogu sameeyay soo dhoweyntii ugu weyneyd + Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho loogu sameeyay soo dhoweyntii ugu weyneyd + Sawirro

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaaraaha Somaaliya Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geedi Gudoomiyahii hore ee Baarlamanka Somaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Sheekh Aadan(Madoobe) Axmed Diiriye Cali iyo Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhqanka Somaaliyeed xildhibaano  iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Somaaliya iyo waliba dad ku dhow 2000 oo qof.

Dhamaan dadkii ka qeybgalay Munaasabada ayaa waxay sheegeen in Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu yahay nin mudan xilka loo dhiibay islamarkaana ka soo bixi kara waajibkiisa qaran ee loo igmaday.
Sidoo kale waxay ugu baaqeen in uu ka sahqeeyo amniga iyo horumarka Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho oo waqtigaan ah mid ka soo kabsaneysa.

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super