Home » DHAGEEYSIGA » Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo hal jawaab uga hoos baxay weriyeyaal ku soo shamuumay

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo hal jawaab uga hoos baxay weriyeyaal ku soo shamuumay

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ayaa shir jaraa’id oo uu shalay qabtay waxa uu uga warbixiyay qaar ka mid ah go’aanadii ka soo baxay shirka madaxda madasha qaranka ee mudada toddobaadka ah Muqdisho uga socda.

“Idinka haka hordhicina, haddii doorashada dhici weyso markaas kaddib anaga na weydiiya” ayuu yiri Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhegey) oo jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen weriyeyaal ku soo shamuumay xilli uu ku sugnaa Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho.

Shirka jaraa’id ee Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ayaa waxa uu ka hadlay qodobadii ay ku heshiiyeen hoggaamiyeyaasha madasha qaranka, isagoo sheegay in howlaha guddigooda ay u taallo dhammaanba dhinacyada ay khuseyso.

x

Check Also

MAHAAN KA DHAGEYSO: Haweenay Soomaaliyeed” oo Gabarta- aay dhashay ku dartay, nin haasaawe ka dhexeeyey

MAHAAN KA DHAGEYSO: Korontadda Becco oo dad leeysay sida Idaacadaha Muqdisho baahiyeen

Watch Dragon ball super