Home » DHAGEEYSIGA » Geed mirood faa’iidadiisa aanay Soomaalida ku baraarugsaneyn oo sii dabar go’aya

Geed mirood faa’iidadiisa aanay Soomaalida ku baraarugsaneyn oo sii dabar go’aya

Dalka Soomaaliya kheyraadka uu Alle SWT ku manneystay waa fara badan yahay, haday tahay Badda iyo Berri, hase yeeshee tan iyo markii uu dalka burburay waxaa sii dabar go’aya qaar ka mid ah dalagyada kala duwan ee manaafacaadka u leh nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan guud ahaan gobolada ay ku badan yihiin.

Geed miroodka ay Soomaalida u taqaano Yicibta oo isagu inta badan ka baxa gobolada Waqooyiga iyo bartamaha dalka ayaa ka sii dabar go’aya goboladaasi, waxaana arrintaasi si faahfaahsan uga hadashay Drs. Muna Ismaaciil Axmed oo sheegtay inay bilowday dadaallo dib loogu so celinayo waxtarka geed miroodka Yicibta.yicib_jicib_640x360_bbc_nocredit
Haweeneydaan oo u warameysay BBC-da laanteeda afka Soomaaliga waxay tilmaantay inay shixnado geed miroodyo Yicibta ah ay ku beereyso gobolada uu ka sii daba go’ayo, iyadoona sharaxaad dheeraad ah bixisay faa’iidooyinka geedkaasi.

x

Check Also

NISA oo iska fogeysay inay ku lug yeelatay eedeymo loo jeediyay, soona saartay digniintii ugu weyneyd (Dhageyso)

Hay’adda Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta iska fogeysay eedeymo loo jeediyay oo ...

MAHAAN KA DHAGEYSO: Haweenay Soomaaliyeed” oo Gabarta- aay dhashay ku dartay, nin haasaawe ka dhexeeyey

Watch Dragon ball super