Home » WARARKA MAANTA » FIIRSO: Wasaarada Arimaha Gudaha oo Kulan iskaashi Ah Muqdisho Ku qabatay

FIIRSO: Wasaarada Arimaha Gudaha oo Kulan iskaashi Ah Muqdisho Ku qabatay

Kulan wadatashi ah oo ku saabsan sidii iskaashi uu u dhexmari lahaa dowladda Soomaaliya iyo maamul gobeedyada ayaa Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho.

Ugu Horeyn waxaa goobta ka haday Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia Prof: Yaxye Cali Ibraahin oo muhiimada kulanka ka hadlay.

Sidoo kale Waxaa magaca Maamul gobaleedyada Dalka ku hadlay Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur Galbeed Cabdi Raxman Ibraahim Sate isaga oo dhankiisa soo dhoweeyay .

Ugu danbeyn waxaa goobta ka hadlay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Cabdi Rashiid Maxamed Xidig oo sheegay Muhiimada wadashiga leeyahay.

IMG_5591 IMG_5592 IMG_5595 IMG_5596 IMG_5600 IMG_5602 IMG_5606 (1) IMG_5606 IMG_5610

 

x

Check Also

Fiirso- Dubai oo askar aan noole ahayn yeelatay

Waxaa markii ugu horreysay magaalada Dubai laga howlgaliyay askari aalad ah oo ku shaqeeya korontada, ...

USA oo qiratay arrin aad u foolxun

Ciidamada Mareykanka ayaa baaris ay sameeyeen ku qirtay in 105 qof oo rayid ah ay ...

Watch Dragon ball super