Home » SHIRIB-YADA » FIIRSO VEDIO: Markab dagaaal oo weerar ku qaaday Kaluumeysato Somali & Jubba Land oo ka Hadashay..

FIIRSO VEDIO: Markab dagaaal oo weerar ku qaaday Kaluumeysato Somali & Jubba Land oo ka Hadashay..

Maamulka Jubba Land oo war ka soo saaray Markab si sharcidaro ah ugu soo durqay Biyaha Soomaaliya,islamarkaana weerar dhimasho iyo dhaaawac u geystay Kaluumeysato Soomaaliyeed.

Markabka oo Hubeysnaa ayaa bur buriyay sagaal doomood oo ay wateen Kaluumeysato Soomaaliyeed,iyagoo sidoo kale rasaasta ay fureen ku dilay Labo ruux oo ka mid ah kaluumeysatada dhaawacna u geystay sagaal ruux oo kale.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Jubba Land Mudane C/Nuur Cali Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa arintaan si kulul uga hadlay.

x

Check Also

Fiirso- Dubai oo askar aan noole ahayn yeelatay

Waxaa markii ugu horreysay magaalada Dubai laga howlgaliyay askari aalad ah oo ku shaqeeya korontada, ...

USA oo qiratay arrin aad u foolxun

Ciidamada Mareykanka ayaa baaris ay sameeyeen ku qirtay in 105 qof oo rayid ah ay ...

Watch Dragon ball super