Home » WARARKA MAANTA » FIIRSO Sawiro: Wasiiro Ka Qeyb Galay Mashruuc Afurin Loogu Sameynayo Qoysaska Danta Yar

FIIRSO Sawiro: Wasiiro Ka Qeyb Galay Mashruuc Afurin Loogu Sameynayo Qoysaska Danta Yar

Wasiirka Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynahay ee Xukuumada Federaalka Soomaliya Wasiir kuxigeenka Wasaarada gargaarka ee Dowlada Soomaliya iyo Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay mashruuc ay Hey’adda Gargaarka Shacab afurin ugu sameyneyso qoysaska danta yar ee kunool Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaliya Eng C/raxmaan Osmaan yariisow oo goobta ka hadlay  ayaa ku aamanay Hay’adda Samafalka Shacabka sida ay ugu istaagay in ay afurin  u sameyso dadka barakacayaasha ee ku nool kaamamka ku yaala Gobolka banaadir aan awoodin in ay iska bixiyaan afurka.

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super