Home » SHIRIB-YADA » FIIRSO SAWIRO: Tartanka Kubadda Koleyga Gabdhaha oo ka furmay Garawe

FIIRSO SAWIRO: Tartanka Kubadda Koleyga Gabdhaha oo ka furmay Garawe

Tartanka Ciyaarta Kubbada Koleyga Gabdhaha ee Maamul Gobaleedyada Dalka Soomaaliya ayaa Shalay galab ka furmay Magaalada Garawe ee Gobolka Nugaal.
Furitaankii Tartankaasi oo ay goob Joog ka ahaayeen Madax ka socotay Xirirka Kubbada Cagta iyo tan Koleyga Somaaliyeed ,Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ,Maamulka gobalka Nugaal iyo khabiiro dhanka ciyaaraha ah.

Agaasimaah guud ee dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalla Tigana ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in 26 sano kadib dibloo bilaabo Ciyaaraha Kubadda Koleyga gaar ahaan gabdhaha Soomaaliyeed, isagoo xusayna in haweenku door muhiim ah kaga jiraan Bulshada Soomaaliyeed loona baahan yahay inay ka qeyb qaatan horumarka Ciyaaraha.

x

Check Also

Ra’iisul-wasaaraha oo xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada

Muqdisho, Maarso 30. 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyey ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda, ...

Wasiirrada cusub oo markii ugu horreysay maanta kulmaya- (maxay ka hadlayaan?)

Waxaa markii ugu horreysay maanta oo Khamiis ah kulan yeelanaya xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya, kuwaas oo shalay helay codka kalsoonida Baarlamanka. Kulanka ay wasiirradu yeelanayaan ayaa ah kulankii ...

Watch Dragon ball super