Home » WARARKA MAANTA » FIIRSO Sawiro: Munaasabad ay ka qeybgaleen madaxda ugu sarreysa dalka oo lagu qabtay Muqdisho

FIIRSO Sawiro: Munaasabad ay ka qeybgaleen madaxda ugu sarreysa dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa xalay Munaasabad si weyn loo soo agaasimay laguna xusayay 74-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay Ururkii dhalinyarada SYL lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha gobolka iyo Masuuliyiin kale.

Madaxda kala duwan ee ka qeyb gashay Munaasabada xuska 15ka may ayaa ka jeediyay khudbado intooda badan looga hadlayay taariikhda iyo waxqabadka aas aasayaashii Ururka dhalinyarada ee gabonimadoonka usoo dagaalamay ee SYL

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super