Home » WARARKA MAANTA » FIIRSO SAWIR: Waddooyinka Muqdisho qaarkood oo xiran..

FIIRSO SAWIR: Waddooyinka Muqdisho qaarkood oo xiran..

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka magaalada Muqdisho,iyadoo maanta lagu wado in magaalada ay ka dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada ayaa ka dhaceysa xarunta Golaha Shacabka,halkaasi oo ay inta badan ku shiraan Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xaruntaasi ayaa la xiray,waxaana la arkayaa ciidamo isugu jira Boolis iyo nabad sugida kuwaasi oo aad loo adkeynayo amaankooda.

 

x

Check Also

FIIRSO: Wariyeyaal Caan ah oo ka badbaaday qaraxii lagu hoobtay ee Muqdisho ka dhacay

Sawirro: Faah-faahin Qaraxii ka dhacay Saldhigga Degmada Waabari

Ugu yaraan 8 Qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Qaraxii lagu Weeraray Saldhigga ...

Watch Dragon ball super