Home » WARARKA MAANTA » FIIRSO: Baarlamaanka Jubbaland iyo baarlamanka magaalada Nairobi oo la mataaneeyay

FIIRSO: Baarlamaanka Jubbaland iyo baarlamanka magaalada Nairobi oo la mataaneeyay

Magaalada Nairobi  ee Caasimada dalka Kenya waxaa in mudda ah tababbar uu uga socday xubno ka tirsan barlamaanka maamulka Jubbaland, kuwaas oo tababbarka ka dib gogol-dhig u sameeyay qorshe lagu mataanaynayo baarlamanka Jubbaland iyo midka magaalada Nairobi.

Xubnaha lagu tababbaray Nairobi ayaa kulan ay la qaateen mas’uuliyiinta iyo xubnaha golaha Nairobi waxa ay kala hadleen sidii la isugu xiri lahaa labada dhinac, isla markaana ay isku dhaafsan lahaayeen xogaha iyo khibradaha.

Labada dhinac ayaa isku raacay in ay mataanoobaan, oo ay yeeshaan wada-shaqayn rasmi ah.

x

Check Also

Ra’iisul-wasaaraha oo xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada

Muqdisho, Maarso 30. 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyey ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda, ...

Wasiirrada cusub oo markii ugu horreysay maanta kulmaya- (maxay ka hadlayaan?)

Waxaa markii ugu horreysay maanta oo Khamiis ah kulan yeelanaya xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya, kuwaas oo shalay helay codka kalsoonida Baarlamanka. Kulanka ay wasiirradu yeelanayaan ayaa ah kulankii ...

Watch Dragon ball super