Home » WARARKA MAANTA » Faah-faahin ku soo kordhaysa debkii ka kacay Bakaaraha

Faah-faahin ku soo kordhaysa debkii ka kacay Bakaaraha

Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka helno deb caawa ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in lagu guuleystay deminta debka, ka dib dadaal badan oo la bixiyay.

Gawaarida deb-damiska oo si dhaqsa ah u soo gaaray halka uu debku ka kacay ayaa dad iyagana soo gurmaday waxa ay ka kaashadeen in laga hortago in uu debku meela badan ku faafo.

Illaa iyo hadda la ma oga sababta keentay debka, in kasta oo warar la helayo ay sheegayaan in debkan ay si ula-kac ah u sameeyeen dad aan weli heybtooda la garan.

Wixii ku soo kordha arrimahan dib ayaa aan ka soo gudbin doonnaa, inshaa allaah.

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super