Home » WARARKA MAANTA » Dhegeyso: Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo baaq culus diray

Dhegeyso: Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo baaq culus diray

Xildhibaano ka tirsan maamulgobaleedka Hirshabeelle ayaa baaq u diray dad walaalo ah oo ku dagaalamayo deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan.

Xildhibaan Geelle iyo xildhibaan Faarax Maxamed Cusmaan ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka, maadama ay abaaro ka jiraan deeganadaasi.

Xildhibaannada ayaa -sidoo kale- ka digay  in la siyaasadeeyo gargaarka aadaminimo ee loo fidinayo dadka ku dhibaataysan abaaraha ku dhuftay deegaanka.

Halkaan ka dhageyso baaqa Xildhibaannada.

x

Check Also

Al-shabaab oo baadi goobaya Shiikh Muqtaar Roobow

Wararka ka imaanaya Gobalka Baay ee Koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay raadinayaan Shiikh ...

Tahriibayaal Soomaali ah oo maanta laga dejiyay M/Hargeysa

Dalka Turkiga oo xariir wanaagsan la leh Soomaaliya ayaa dib u soo celiyay Tahriibayaal Soomaali ...

Watch Dragon ball super