Home » WARARKA MAANTA » Dhageyso:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

Dhageyso:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

Wasiirka Arimaha gudaha  Maamul gobaleedka Hirshabeelle  Maxamed  Cali Caadle  oo lala yeeshay  waraysi xasaasiya oo dhinacya badan taabanaya .

Wasiirka  ayaa  waraysiga ugu  hadlaya  wararka sheegaya in wasaaradda Arimaha gudaha Maamul gobaleedka Hirshabeelle baxisay amarka lagu xiray Agaasimaha Isbitaalka Jowhar  ‘ xaaladaha Beni aadanimo ee ka jiro  deeganada uu Maamulka  hoosyimaada.

Halkaan Hoose  ka dhagayso  Waraysiga  Wasiirka lala yeeshay

x

Check Also

Al-shabaab oo baadi goobaya Shiikh Muqtaar Roobow

Wararka ka imaanaya Gobalka Baay ee Koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay raadinayaan Shiikh ...

Tahriibayaal Soomaali ah oo maanta laga dejiyay M/Hargeysa

Dalka Turkiga oo xariir wanaagsan la leh Soomaaliya ayaa dib u soo celiyay Tahriibayaal Soomaali ...

Watch Dragon ball super