Home » Qormooyinka » Dhageyso Faroole: “Waa in Xasan Sheekh lala shaqeeya haddii uu soo laabto

Dhageyso Faroole: “Waa in Xasan Sheekh lala shaqeeya haddii uu soo laabto

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka duulay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland isagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho.

Isagoo saxaafadda la hadlay intii aanu ka dhoofin magaalada Garowe ayuu sheegay inuu weli yahay musharax u taagan xilka madaxweenaha, wuxuuna sheeg in loo baahan yahay ninkii xilkaasi ku soo baxa in lala shaqeeyo.

“Haddii Xasan Sheekh laga helo waa inuu xilka banneeyaa, sidii aan aniguba sameeyay, haddii uu soo laabtana waa in lala shaqeeyaa” ayuu yiri C/raxmaan Faroole oo hore si weyn u diidaa inuu Xasan Sheekh soo laabto.

x

Check Also

Maqaal: Kala Boobooba Baal ii Reeba

Maqaal: Kala Boobooba Baal ii Reeba   WARARKA UGU DOORKA ROON Meesha maanta ay arrimuhu marayaaan waa meel aad khatar u ah oo dalkaani ku sugan yahay marxalada cinwaanka oo ...

DHAAR QOOTA QOOTA AH MIYAA? (Qormo xiiso badan) iyo Qalinkii: Prof. Yaxye Sheekh Caamir

  30 xildhibaan hal mar….(( Waxan ku dhaaranayaa Magaca Ilaahay, in aan xilkeyga u gudanayo, si daacad ah oo danta dalka, dadka iyo diintu ku jirto, dhowrana Dastuurka Qaranka, iyo ...

Watch Dragon ball super