Home » WARARKA MAANTA » DHAGEYSO: C/wali Gaas oo soo dhaweeyay ragga ka soo goosta Daacish..

DHAGEYSO: C/wali Gaas oo soo dhaweeyay ragga ka soo goosta Daacish..

 

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Ciidamada Puntland ku amaanay sida geesinimada leh oo ay kaga guuleysteen sida uu sheegay Kooxda Daacish ee Degmada Qandala ku sugnaa.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka Puntland ay ku guulesyteen in Kooxdii Daacish ka tirsaneyd in ay ka saaraan degaanada ay kula dagaalameen.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay soo dhaweynayaan Cid kasta oo ka soo goosata ama ka soo baxda Daacishta ku sugan degaano ka tirsan Puntland.

Waxa uu tilmaamay in la sii labo jibaaro Wada shaqeynta u dhaxeysa Ciidamada Puntland iyo Shacabka.

 

 

x

Check Also

Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ku-xigeenkiisa Guudlaawe..

Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble ayaa shalay dib ugu laabtay Caasimadda Hirshabelle ee Jowhar, si uu ugu dhawaaqo Golaha Wasiiradda ee Maamulkaasi, balse la hakiyey kadib, markii ay soo baxeen Khilaafka ...

Dowladda Somalia oo diyaarisay qorshihii shabaab looga saari lahaa degmada Saakow ee Gobolka J/dhexe..

Taliyaha ciidamada Xooga dalka Guutada Sagaalaad ee Gobolka Gedo Gaashaanle Maxamed Cadow Cali, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney diyaariyeen qorshihii Ciidamada maamulka Jubba Land iyo kuwa Dowladda oo ...

Watch Dragon ball super