Home » WARARKA MAANTA » Degdeg- Suuqa Bakaaro oo xilligaan gubanay

Degdeg- Suuqa Bakaaro oo xilligaan gubanay

Waxaa war hadda na soo gaaray uu sheegayaa in uu deb ka kacay qeyb ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, halkaas oo xaalad cakiran ay ka jirto.

Gawaarida ambalaaska ee deb-damiska ka shaqaysa ayaa qeyladooda laga maqlayaa xaafadaha ku dhaw suuqa, iyaga oo ku dadaalaya in ay wax ka qabtaan debka kacay.

Debka ayaa waxa uu u muuqda mid meela badan ku sii faafaya. Mana la oga sababta uu debku ku dhashay.

x

Check Also

Erdogan: “Shacabka Soomaaliyeed wey na caawiyeen habeenkii afgambiga”

Ankara: Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlayay madal uu ku qaabilay Madaxweynaha ...

Laanta socdaalka Mareykanka oo dhambaal wargelin ah u dirtay Safaaradda Soomaaliya

Washington: laanta socdaalka dalka Mareykanka ayaa warqad wargelin ah u dirtay safaaradda Soomaaliya ee Washington. ...

Watch Dragon ball super