Home » WARARKA MAANTA » DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Muqdisho..

DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Muqdisho..

Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa la soo sheegayaa inuu geystay qasaaro kala duwan inkastoo si dhab ah loo ogeyn inta uu gaarsiisan yahay.

Qaraxa ayaa la ogeyn nuuca uu ahaa laakiin goobta waxaa isku gadaamay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha la soco..

x

Check Also

Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ku-xigeenkiisa Guudlaawe..

Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble ayaa shalay dib ugu laabtay Caasimadda Hirshabelle ee Jowhar, si uu ugu dhawaaqo Golaha Wasiiradda ee Maamulkaasi, balse la hakiyey kadib, markii ay soo baxeen Khilaafka ...

Dowladda Somalia oo diyaarisay qorshihii shabaab looga saari lahaa degmada Saakow ee Gobolka J/dhexe..

Taliyaha ciidamada Xooga dalka Guutada Sagaalaad ee Gobolka Gedo Gaashaanle Maxamed Cadow Cali, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney diyaariyeen qorshihii Ciidamada maamulka Jubba Land iyo kuwa Dowladda oo ...

Watch Dragon ball super