Home » WARARKA MAANTA » Dagaalyahano Al-shababa oo si dhuumaleysi ku joogay Diinsoor oo gacanta lagu dhigay..

Dagaalyahano Al-shababa oo si dhuumaleysi ku joogay Diinsoor oo gacanta lagu dhigay..

Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka Degmada Diinsoor ay Gacanta ku dhigeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah ku joogay Tuulooyin hoosyimaada Magaalada Diinsoor.

ayaa sheegay in hadda Gacanta lagu hayo Dagaalameyaal ka tirsan Xarakadda Al-shabaab oo ay ku jiraan qaar iskood isu soo dhiibay.

Ibraahin Maxamed Nuur Shig-shigow ayaa intaa ku daray in Guud ahaan ay gaarayaan Ragga la soo qabtay iyo kuwa Maamulka isu soo dhiibay illaa 15 Dagaalame Sharcigana la hor keeni doono dhawaan

 

x

Check Also

Akhriso- Maamulka Hirshabeelle oo war culus soo saaray

Maamul-gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaca ka qaaday in uu joojiyay wada-shaqayntii kala dhexeysay hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala dalka. Hadalkan waxaa lagu sheegay shir-jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah ...

La soco wararkii ugu dambeeyay ee amni-darrada ku soo kordhaysa Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay qarax loo adeegsaday miino, kaas oo kordhinaya tirada qaraxyada maalmihii u dambeeyay ka dhacayay magaalada. Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka isgooyska Debka ...

Watch Dragon ball super