Home » WARARKA MAANTA » Dagaal Qasaaro Geestay oo Ciidan ka wada Tirsan DFS ku Dhex Maray Caawa magaalada Muqdisho

Dagaal Qasaaro Geestay oo Ciidan ka wada Tirsan DFS ku Dhex Maray Caawa magaalada Muqdisho

Ciidamo ay kala hogaaminayaan Taliyaha Qeybta Bari ee Ciidanka Boolis-ka Soomaaliya Maxamed Xuseen iyo Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya gaar ahaan Guuta 1aad ayaa ku dagaalamay Degmada yaaqshiid ee Gobalka banaadir waxaana ku dhintay 2 kamid ah Ciidanka Booliska ah.

Ciidamo ka tirsan Saldhiga Degmadda Yaaqshiid ayaa weerar ku qaaday guri uu Degmadaas ka deganaa Sargaal lagu magacaabo Cali Xuubey oo ka tirsan Guutada 1aad ee Milatariga Soomaaliya qeybtooda ku sugan Shabellaha Hoose waxaana weerarkaasi ku dhintay inta la xaqiijiyay 2 askari oo ka tirsanaa Ciidamada weerarka soo qaaday ee Booliska Soomaaliya.

Sidoo kale Ciidanka Cali Xuubeey ayaa iska horumaadkaas ku furtay Sedex qori oo mid kamid ah uu yahay qoriga loo yaqaano dabajeeexa.Xuubeey ayaa ka baxsaday gurigii lagu weeraray, sababta ayaan ilaa hada la ogeyn,

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super