Home » Qormooyinka (page 4)

Qormooyinka

C/weli GAAS. TARSAN & SALAAD JEELLE MAXAY WADAAGAAN?

C/weli GAAS. TARSAN & SALAAD JEELLE MAXAY WADAAGAAN? Aan ka bilawno C/weli oo u dhaqma sidi ciyaalki una hadla si aan laga filan karin qof xil u haaya maamul goboleed oo jecel in loogu yeero Madaxweyne:  Mar hore ayaan qoray in C/weli uu yahay nin aan waxba soo baran, meel ay jaamicad ku taallana aan weligii tegin, waayoo qofka wax ...

Read More »

BADDEENA MA U BANNAANBIXI WEYNAY?!

  BADDEENA MA BANNAANBIXI WEYNAY?! Waxaan jeclahay inaan qormadan kooban ku faaqido saddexdan qodob anigoo la xiriirinaya arrinta badda soomaaliyeed ee dacwadeedu ka furantay maxkamadda adduunka maanta. 1- Waddaniyad la’aanta shacabka soomaaliyeed 2-Qayaanada mas’uuliyiinta 3- Iyo jilliinka qiireysan ee beenta ah ee guud ahaan shacabka soomaaliyeed.   WADDANIYAD LA’AANTA SHACABKA: Aqristoow bal in yar i amaahi mala’awaalkaada adigoo dhug u ...

Read More »

KA HORTAGA CADAWGA SOMALIYA (Ku dhawaaqa Xukun deg-deg ah)

KA HORTAGA CADAWGA SOMALIYA (Ku dhawaaqa Xukun deg-deg ah) Dowladda waxaa waajib ku ah inay XUKUN DEG-DEG AH (EMERGENCY) ku dhawaaqdo si loo baajiyo loogana hortago mu’aamarada ay wadaan kuwa isku magacaabaya Isbaheysiga oo dantoodu tahay kursi doon ama dalka oo duma. Waxaa billawday olole aad iyo aad khatar ku ah jiritaanka dalka iyo dowlannimada Somaliya, kaddib markii ay soo ...

Read More »

Doorashada dadban ee dalka ka dhaceysa oo weji kale yeelatay!

Tan iyo markii la soo gabagabeeyay shirkii ugu dambeeyay ee ay Muqdisho ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka isla markaana magacaabay guddi qaabilsan dooraashooyinka dadban ee ka dhacaya dabayaaqada sanadkaan ayaa waxaa muuqata inay sameeyeen muddo kordhin si dalka looga hirgeliyo howlaha la xiriira doorashooyinka. Inta badan go’aanada iyo heshiiska hoggaamiyeyaasha madasha Qaranka kuma qancin qeybaha bulshada ...

Read More »

Maxaan Ku arkay Muqdisho Book Fair Maxaanse Ka Bartay

Waqtigu wuxuu ahaa goor subax ah saacadduna ku beegan tahay tobankii subaxnimo  goobtu waxay ahayd Hotel  City Palace waxaa ka socday Carwada  dabshidka magaalada Muqdisho. Waxaa  aad iisoo jiitay oo dareenkeyga kiciyey  farxadda  dhallinyarada  iyo waxa meesha ka socday qoreyaasha Soomaaliyeed dhamantood waxay ahaayeen kuwo aad la dhacayso niyadsamida  iyo isjacaylka  ka muuqda. Waxaan ka dhaxlay murti iyo  aqoon  waxay ...

Read More »

Shirkii Samafalka Waaxweyn ka dhacay Cariga Ingiriiska Gaar ahaan magaalada London

Shirkii Samafalka Waaxweyn ka dhacay Cariga Ingiriiska Gaar ahaan magaalada London Shir aad u balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen, Haweenka Jaaliyadda Maxamed Cade Macalin ee Ingiriiska taariikhdu markey ahayd 07.08.16, ayaa ka dhacay Magaalada London. Shirweynahaa oo ay ka soo qayb galeen wufuud gaareysa in ka badan 150 qof, wufuudaa oo ka kala yimid Gobolada iyo caasimada cariga Igiriiska, ...

Read More »

Xaliimo Yareey Maama Xaal Qaado!

Xaliimo Ismaaciil oo loo yaqan Xaliimo Yareey waxay ka mid tahay Haweenka Soomaaliyeed ee Magaca iyo Maamuuska ku leh guud ahaan Soomaliya gaar ahaan Bartamaha iyo Koofurta, Waxay hormuud u ahayd Haweenka Soomaaliyeed ee Nabadda iyo Horumarka u ololeeya, sidoo kale waxay ka mid ahayd Haweenkii Naftooda u huray sidii ay Magaalada Muqdisho u heli lahayd Maamul, Amaan iyo kala ...

Read More »

Shacabka danta yar oo qaati ka taagan adeegyada casriga ah ee shirkadaha isgaarsiinta (Waa maxay sababta?!)

Shirkadaha isgaarsiinta ee sida gaarka ah loo leeyahay oo lagu ammaano doorka ay ka ciyaareen daboolidda baahida shacabka Soomaaliyeed tan iyo wixii ka dambeeyay sanadkii 1991-kii markii la riday dowladdii Milateriga ayaa iminka shacabka ku nool dalka gudihiisa waxay qaati ka taagan yihiin adeegyada casriga ah ee maalinba maalinta ka dambeysa ugu dhaceysa taleefanadooda. Dad ka badan kumanaan ruux oo ...

Read More »

TARSAN OO IS-Barabixiyay ( Waa Qormo)

TARSAN OO IS-BARABIXIYAY!! Barnaamijkii ka baxay Universal Tv ee ahaa dood wadaag waxaa dadka dooda ka qayb galay ka mid ahaa  Max/ud Tarsan oo isku toogtay meesha kaddib markuu barnaajimkaas ka jeediyay hadallo aad loola yaabay, kaddib markuu mowduuca dooda oo ah Doorasho ma dhici doontaa uu ka dhigtay meel uu ku galgasho. Tarsan wuxuu ahaa qofka doda inteeda badan ...

Read More »

Erdgan oo wacad ku maray inuu Turkiga iyo caalamka ka tirtirayo Hay’adaha la shaqeeya Gulen ‘Digniinta Afrika’

Madaxweynaha Dowladda Turkiga oo 15-kii bishii hore ee Lulyo ka badbaaday afgembi Milateri kaddib markii shacabka dalkaasi ay isku dhigeen taangiyadii ay wateen ciidamadii inqilaabka kuna khasbay inay is dhiibaan ayaa kordhiyay olole ka dhan ah wadaadka dalkaasi masaafuriska uga maqan ee lagu magacaabo Fethullah Gulen, kaasi oo uu ku eedeeyay inuu isagu mas’uul ka yahay afgembiga dhicisoobay. Dowladda uu ...

Read More »

Watch Dragon ball super