Home » Qormooyinka (page 24)

Qormooyinka

MOOSHIN M/WEYHNE MA RIDI KARAA?

MOOSHIN M/WEYHNE MA RIDI KARAA? Mooshinka dadka daba cararaaya waxay moodeen erayga mooshin inuu madaweyne ridi karo.  Ma oga ama ma yaqaaniin in ay jiraan shuruudo loo baahan yahay in la qeexo marka Madaxweyne la ridaayo.  Nasiib darro, afhayeenka barlamaanka oo soo bartay sharci weligiis kuma dhaqmin wax sharcigu u oggol yahay iyo waxa ka reeban…Jawaari uma sheegi karyo xildhibaanada ...

Read More »

Kismaayo Ma ahan Kilinka 5aad!!! Qormo Akhriste

KISMAAYO KAMA TIRSANA KILINKA 5aad Doorashada Axmad Madoobe waa been la dhoodhoobay, waana xikmadi ahayd hal booli ah nirig xalaal ah ma dhashaa?  Maqaalkaani waa farriin iyo guubaabo ku socota dadka u dhashay Jubbooyinka ood moodo inay aqbaleen ama ay is-dhiibeen.  Waxaan rabaa inaan xasuusiyo xikmad la yaab leh oo laga soo weriyay Boqol Faysalki Sacuudiga oo ahaa geesi isagoo ...

Read More »

SIRTA KA DANBEYSA MOOSHINKA MADAXWEYNE XASAN SHEIKH

SIRTA KA DANBEYSA MOOSHINKA MADAXWEYNE XASAN SHEIKH Bur-burkii dagaalada sokeeye ee Soomaaliya, ayaa ah waxyaabaha inta badan aan la isweydiin maxaa keenay ama sababay, dad baa aaminsan in bur-burka uu ahaa wixii ka danbeyey 1991, laakin asalka wixii keennay ilaa hada aaney jirin cid ka hadasha si furaha xalka loo helo. Mar hadii ay dhibaato dhacdo, waxaa kaliya ee muuqdaahi ...

Read More »

Xaqa Caruurta

Caruur ama Owlaad waa laba midkood wiil iyo gabar si kale hadaan u dhigno waa dhalaanka yar ee dhasho waxa uuna noqon kara wiil ama gabar caruurtu waxa ay waalidiintooda ku leeyihiin xaquuq gaar ah taasi oo looga baahanyahay in uu waalidka ka soo baxo Hadaba qodobadaan aan hoos ku xusidoono waxa ay ka mid yihin waxyabahalooga baahan yahay in ...

Read More »

C/WELI GAAS : WAA CADAWGA PUNTLAND

C/weli Gaas wuxuu ku soo beegmay xilli ay hogaanka gobollada dalka qaarkood ay qabteen dad aad u xun (very bad people) oo aan sinnaba ugu fiicneeyn inay Somaliya wax ka noqdaan, waxaana ka mida Axmad Madoobe, Shariif Xasan, Faroole iyo qaar kaloo badan. Nasiib darro, Puntland waxay khatar ugu jirtaa C/weli Gaas oo ku fashilmay maamulki gobolka, dadkina ay neceen….markaasuu ...

Read More »

Yaa qiimeyn kara shaqada Madaxeynaha?

Malmahaan waxaan aragnay qoraallo isdaba socda oo ka hadlaaya safarrada Madaxweyne Xasan Sheikh, meelaha uu tegayo iyo masaariifta ku bexeysa. Kuwa arrimahan wax ka qoraya waa dad ay aqoonttoodu aad uga hooseyso mowduuca ay ka hadlayaan oo Shaqada Madaxweynaha (his job description) ka dhigay wax ay garan karaan ama ay qiimeyn karaan dadka mustawahoodu intaa la’eg yahay. Shaqada Madaxweynaha waa ...

Read More »

Waa Shaqsi Ceyn Kee Ah Ambassador Mohamed Ali Americo..?

Mohamed Ali Amrico Waa Siyaasi Ugu wanaagsan Ama uugu Shaqada Badan siyaasiinta, Waa Siyaasi Aragti iyo hufnaan Alla uugu Deeqay Maaha Siyaasi Hagaroow ah Ama Xaasid Ah,  Maaha shaqsi Darajo Ku faana,  Maaha Shaqsi Dhanka Xun Wax ka eega Maaha Shaqsi Shaqsi Galad Sheegasho Badan Maaha Shaqsi Kibir Badan Ama Islaweyni Badan Maaha Shaqsi Shaqsiyada Qofka Iyo Wanaagiisa Xaqira, Maaha ...

Read More »

Nidaam dowladeed caynkeeba ku haboon dalkeena Soomaaliya‏ Ra’yi saliim ah

Waxaa waayadan si aad ah u soo labakacleeyey dooddo ku aadan nidaam dowladeedka ku haboon dalka Soomaaliya ka dib markii uu fashilmay nidaamka federaalka, Islamarkaana uu abuuray mushkilado hor leh oo qatartooda leh, Kuwaas oo ay ugu horeyso colaado ku salaysan deegaanka. Nidaamkan, ayaa waxa uu sidoo kale dib u soo ciliyey xurguftii u dhaxeysay Beelaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa isku arko in ay ...

Read More »

Somaalidu dad aan dowlad lahayn

Somaalidu dad aan dowlad lahayn Somaliya waa dal dowlad leh laakin dadweynuhu dowlad ma laha. Dowladdu waxay leedahay shuruudo lagama maarmaan ah si adduunku u aqoonsado ..Waxa shuruudaha ka mida inay ledahay dad iyo degaan u gaar ah oon cidina la wadaagin. Haddaba dadweynaha Somaalida waxaa ka maqan daryeelki iyo adeegi dowlad looga baahnaa..waxaa la hubsaday in dowladihi soo maray ...

Read More »

NICHOLAS KEY : WAKIILKA BURBURINTA DALKA

NICHOLAS KEY : WAKIILKA BURBURINTA DALKA Waxaa maalmahan nagu batay BEESHA CAALAMKA oo Nicholas Key wakiil u yahay isagoo mar kasta magacooda u adegsnaya dano gaar u ah asaga oo weliba codkooda ku hadlaya..marki la isweydiiyay yaa soo dirsaday yuuse wakiil ka yahay?  Waa maxay danaha uu ka leeyahay in dowladda hadda jirta ay dunto si uusan dalku  u yeelan ...

Read More »

Watch Dragon ball super