Home » Qormooyinka (page 2)

Qormooyinka

MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA

MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA Ayaamahan waxaa xowli aad u dheereeya ku socda kulamada ay qabanayaan murashixiinta Madaxweyne oo sameynaya martiqaadyo aad u waaweyn ee loo qabanaayo  xildhibaanada laga doonayo inay codkooda la helo…kulanki ugu dambeeyay waxaa qabtay murashax martiqaad u fidiyay 100 xildhibaan..bal qiyaas halki mudane imisa qof ayaa la socota oo madasha ku sugan. Murashaxiinta badankoodu waxay ka hadlaan ...

Read More »

FAARAX SH. C/QAADIR – HALYEY LA XAQIRAY

Doorashadi ka dhacday baarlamaanka waxaa ka soo baxay oo laga bara karaa dhacyoodin isdaba joog uga socday xilligi doorashada..tusaalooyinka laga bartay waxaa ka mid ah saadaashi aan horey u qoray oo ahayd in Somaliya aysan dowlad ka dhalan doonin dalkuna baabi’i doono goortey noqotaba. Sababaha aan sidaa u iri waxay ahayd in aanan kala garaneyn dadka siyaasadda ku jira kuwi ...

Read More »

Beled-xaawo:- Qarashka Arooska oo la jaangooyay

Dhallinyaro badan ayaa waxa ay aad uga qeyliyeen qarashka ku baxa xafladda Arooska. Waxay go’aamiyeen in sharci ay tahay in la yareeyo qarashka xafladaha iyo guurkaba. Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen qiimaha guurka in lagu jaangooyay 600 oo Dollar, gabadha marka ay ugubka tahay, isagoo sidoo kale sheegay gabadha meherkeeda in ay iyada leedahay oo aysan ...

Read More »

Doorashada Guddoomiye Jawaari Maxey ka dhigan tahay? – 11 January 2016 by Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow)

Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Jawaare iyo waxa ay ka dhigantahay, sababaha sida aqlabiyada leh loogu doortay iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya. Ugu horeyn Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waa rug-cadaa siyaasada ku soo jirey muddo dheer oo marka loo fiiriyo 3da musharaxiin ee kale, waxuu ahaa shaqsi aad uga khibrad dheer, uga waayo ...

Read More »

Dhageyso Faroole: “Waa in Xasan Sheekh lala shaqeeya haddii uu soo laabto

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka duulay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland isagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho. Isagoo saxaafadda la hadlay intii aanu ka dhoofin magaalada Garowe ayuu sheegay inuu weli yahay musharax u taagan xilka madaxweenaha, wuxuuna sheeg in loo baahan yahay ninkii xilkaasi ku soo baxa in lala shaqeeyo. “Haddii Xasan Sheekh laga helo waa inuu ...

Read More »

FAA’IDOOYINKA AY DHIRTA BEERISTEEDU AY U LEEDAHAY DEEGAANKA.

Beerista  dhirta waxey sabab u noqtaa in la dareemo saxansaxo udgoon oo caafimaad iyo raaxo leh. Dhirta-beeristeeddu waxay lagama-maarmaan U tahay in la sii wado isu-dheelitirka deegaanka, Dhammaaan jiritaanada nool waxay si-uun ama siyaabo kale ugu tirsan yihiin dhirta. Habab tiro badan, ayey dhirtu-tabarteedda, hab-dhismeedkeeda iyo adkeysigeedba waxtar badan ugu samaysa degaanka. Dhabtii, ku beeridda dhir badan oo badan bey’adda ...

Read More »

Maqaal: Kala Boobooba Baal ii Reeba

Maqaal: Kala Boobooba Baal ii Reeba   WARARKA UGU DOORKA ROON Meesha maanta ay arrimuhu marayaaan waa meel aad khatar u ah oo dalkaani ku sugan yahay marxalada cinwaanka oo ah KALA BOOBOOBA EE BAAL II REEBA. Waxaa loola jeedaa in Somaliya ay gacanta u gashay dad u soo xeytay inay dalkaan ka qaataan wixi ay heli karaan, kaddibna isaga ...

Read More »

DHAAR QOOTA QOOTA AH MIYAA? (Qormo xiiso badan) iyo Qalinkii: Prof. Yaxye Sheekh Caamir

  30 xildhibaan hal mar….(( Waxan ku dhaaranayaa Magaca Ilaahay, in aan xilkeyga u gudanayo, si daacad ah oo danta dalka, dadka iyo diintu ku jirto, dhowrana Dastuurka Qaranka, iyo shuruucda kale ee dalka “u yaal”)). Waxaan ku dhaaraneeynaa waa jamac: dhaarta wakill ma la isaga noqon karaa?. Imaam ayaa yiri: weligeey run iyo been midna kuma dhaaran, been ku ...

Read More »

Xildhibaanimadu xalaal iyo xoog midna kuma xuma!!

Soomaaliya sida badan waxaa la cabsiiyay suntii qabyaaladda, Nebi Muxamada ( SCW ) wuxuu yiri qabyaaladda ka taga waa Qurune. Abwaankii Soomaaliyeed marxuum Cabdulqaadir Xirsi Yamyan wuxuu yiri, Qabiil waa laba erey oo is cuneysa oo kala ah; Qab oo macnaheedu yahay Kibir iyo iil oo macnahdeedu yahay Qabri. Suntii qabyaaladda waxy dhex gashay siyaasiyiintii dalka doorashadii 1964tii sida la ...

Read More »

Soomaali maryooley iyo Middi ku dagaallanka Maxaa kala Haysta! (Faallo)

Markii aan Todobaadkan daawaday Wiil Soomaaliyeed oo Middi ku dhaawacay dhowr Qofood oo  aan waxba ka galabsan meel Tareenada laga raaco oo ku taalla Magaalada London ee Boqortooyada UK ayey Xusuusteydu dib u laabtay, waxay dib u aqrisay dhowr dhacdo oo Nin Soomaaliyeedi Middi dad kuwa dilay ama ku dhaawacay magaalooyin kala duwan oo caalamka ku yaalla. Waxaan is weydiiyey ...

Read More »

Watch Dragon ball super