Home » Qormooyinka (page 10)

Qormooyinka

SHAQADA MADAXWEYNAHA MAXAY TAHAY?

SHAQADA MADAXWEYNAHA MAXAY TAHAY? Sida dustuurka ku xusan shaqada madaxweynaha ( job description) waa xil la yiraajhdo RAMZI ama ”cerimonial” oo aan lahayn awood fulin..waana sistemki aanu kiu dhaqmi jirnay kacaanki ka hor.  Nidaamklaan waxaa ku dhaqma, haddii aan soo qaadanao tusalooyin dhowr ah, dowladahda Talyaaniga,  Itobiya, Israel iyo qaar kale oo badan. Xukuumada waxaa madax ka ah Raisul Wasaare ...

Read More »

Musharax Ganacsade Cadow Cali Gees Shaqsi loo Hanweyn yahay

Xildhibaan  Cabdulaahi Axmed Cali oo loo yaqaan  Caddow Cali Gees oo Muqdisho kaga dhawaaqay dhawaan inuu yahay Musharax u taagan qabashada xilka madaxweyne ee dalka ayaa  lagu tilmaamay  in u yahay shaqsi Howl kar ah xiligaana loo baahna Musharaxnimadiisa. Qeybaha Kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed”  ayaa si isku mid ah u soo dhoweeyay durba Musharaxaasi ayaga oo muujiyay dareen ah ...

Read More »

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyada ganacsade Cali Shiikh Maxamuud..?! (Nin Dulman balse aan waxba dulmin)

Waa nin dulman laakiin aan dulmilow aheyn Cali Shiikh Maxamuud waa Ganacsade caan ah , isla markaana ganacsigiisu gaaray daafaha caalamka sida  Asia iyo Africa. Ganacsadahan ayaa dukaamo waaweyn ku lahaa dalalka South Sudan Tanzaniya Kenya illaa Afrikada dhexe ayaa mar qurra ganacsigiisii albaabada u laabay, waxaana xirmay dukaamadii iyo carwooyinkiisii kala ahaa Rayaan iyo Day to day iyo Qaare ...

Read More »

MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA

MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA Ayaamahan waxaa xowli aad u dheereeya ku socda kulamada ay qabanayaan murashixiinta Madaxweyne oo sameynaya martiqaadyo aad u waaweyn ee loo qabanaayo  xildhibaanada laga doonayo inay codkooda la helo…kulanki ugu dambeeyay waxaa qabtay murashax martiqaad u fidiyay 100 xildhibaan..bal qiyaas halki mudane imisa qof ayaa la socota oo madasha ku sugan. Murashaxiinta badankoodu waxay ka hadlaan ...

Read More »

FAARAX SH. C/QAADIR – HALYEY LA XAQIRAY

Doorashadi ka dhacday baarlamaanka waxaa ka soo baxay oo laga bara karaa dhacyoodin isdaba joog uga socday xilligi doorashada..tusaalooyinka laga bartay waxaa ka mid ah saadaashi aan horey u qoray oo ahayd in Somaliya aysan dowlad ka dhalan doonin dalkuna baabi’i doono goortey noqotaba. Sababaha aan sidaa u iri waxay ahayd in aanan kala garaneyn dadka siyaasadda ku jira kuwi ...

Read More »

Beled-xaawo:- Qarashka Arooska oo la jaangooyay

Dhallinyaro badan ayaa waxa ay aad uga qeyliyeen qarashka ku baxa xafladda Arooska. Waxay go’aamiyeen in sharci ay tahay in la yareeyo qarashka xafladaha iyo guurkaba. Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen qiimaha guurka in lagu jaangooyay 600 oo Dollar, gabadha marka ay ugubka tahay, isagoo sidoo kale sheegay gabadha meherkeeda in ay iyada leedahay oo aysan ...

Read More »

Doorashada Guddoomiye Jawaari Maxey ka dhigan tahay? – 11 January 2016 by Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow)

Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Jawaare iyo waxa ay ka dhigantahay, sababaha sida aqlabiyada leh loogu doortay iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya. Ugu horeyn Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waa rug-cadaa siyaasada ku soo jirey muddo dheer oo marka loo fiiriyo 3da musharaxiin ee kale, waxuu ahaa shaqsi aad uga khibrad dheer, uga waayo ...

Read More »

Dhageyso Faroole: “Waa in Xasan Sheekh lala shaqeeya haddii uu soo laabto

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka duulay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland isagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho. Isagoo saxaafadda la hadlay intii aanu ka dhoofin magaalada Garowe ayuu sheegay inuu weli yahay musharax u taagan xilka madaxweenaha, wuxuuna sheeg in loo baahan yahay ninkii xilkaasi ku soo baxa in lala shaqeeyo. “Haddii Xasan Sheekh laga helo waa inuu ...

Read More »

FAA’IDOOYINKA AY DHIRTA BEERISTEEDU AY U LEEDAHAY DEEGAANKA.

Beerista  dhirta waxey sabab u noqtaa in la dareemo saxansaxo udgoon oo caafimaad iyo raaxo leh. Dhirta-beeristeeddu waxay lagama-maarmaan U tahay in la sii wado isu-dheelitirka deegaanka, Dhammaaan jiritaanada nool waxay si-uun ama siyaabo kale ugu tirsan yihiin dhirta. Habab tiro badan, ayey dhirtu-tabarteedda, hab-dhismeedkeeda iyo adkeysigeedba waxtar badan ugu samaysa degaanka. Dhabtii, ku beeridda dhir badan oo badan bey’adda ...

Read More »

Maqaal: Kala Boobooba Baal ii Reeba

Maqaal: Kala Boobooba Baal ii Reeba   WARARKA UGU DOORKA ROON Meesha maanta ay arrimuhu marayaaan waa meel aad khatar u ah oo dalkaani ku sugan yahay marxalada cinwaanka oo ah KALA BOOBOOBA EE BAAL II REEBA. Waxaa loola jeedaa in Somaliya ay gacanta u gashay dad u soo xeytay inay dalkaan ka qaataan wixi ay heli karaan, kaddibna isaga ...

Read More »

Watch Dragon ball super