Home » DHAGEEYSIGA

DHAGEEYSIGA

CABDULLAAHI SHEEKH: “lama gaarin waqtigi la is weeydiin lahaa Maqaamka Muqdisho” (Wareysi xasaasi ah”

Siyaasiga C/laahi Shiikh Xasan   ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka uu marayo xilligaan, wuxuuna si gaar ah uga hadlay arrimaha gobolka Banaadir iyo xuquuqaha uga maqan dowladda dhexe ee federaalka ah. Cabdullaahi Sheekh Xasan oo oo ka mid ah siyaasiyiinta Muqdisho uga dhuun daloola xaaladda dalka ayaa wareysi xasaasi ah oo uu ...

Read More »

DHAGEYSO: Goormee la dooranaya Madaxweynaha Galmudug?

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen in 19 Bishaan ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug. Gudoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug Maxamed Saciid Xasan ayaa sheegay in Galmudug 19 bishaan ay yeelan doonto madaxweyne cusub ka dib markii ay sheegeen xildhibaanada Galmudug in ay Xilkii ka qaadeen madaxweyne Guuleed. Sidoo kale waxaa uu ...

Read More »

Axmed Madoobe oo ka hadlay Guusha Guddoomiye Max”ed Sheikh Osmaan Jawaari..

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu dhinac fadhiyo ku xigeenkiisa labaad cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Madaxweynuhu wuxuu xusay in shaqo wanaagsan oo dhinaca nidaamka dowliga ah ay qabteen xildhibaanada Cusub taas oo Soomaaliyada Cusub ku hagaysa wadada Dowladnimada. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Read More »

NISA oo iska fogeysay inay ku lug yeelatay eedeymo loo jeediyay, soona saartay digniintii ugu weyneyd (Dhageyso)

Hay’adda Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta iska fogeysay eedeymo loo jeediyay oo ku saabsan faragelin ay ku heyso arrimaha doorashooyinka ee ka socda Muqdisho iyo gobolada dalka. Eedeymaha loo jeedinayo Hay’adda NISA ayaa waxaa ugu dambeeyay waxaa ka mid ahaa in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay ku xireen oday dhaqameed uu dacwad ka soo gudbiyay ...

Read More »

MAHAAN KA DHAGEYSO: Haweenay Soomaaliyeed” oo Gabarta- aay dhashay ku dartay, nin haasaawe ka dhexeeyey

Read More »

MAHAAN KA DHAGEYSO: Korontadda Becco oo dad leeysay sida Idaacadaha Muqdisho baahiyeen

Read More »

Faduma Dayib oo jawaab culus ka soo saartay meel ka dhac loo geystay halka ay dhalasho ahaan ka soo jeedo

Haweeneyda Soomaaliyeed ee ku dhawaaqday inay tahay musharax Madaxweyne Faaduma Qaasim Dayib ayaa jawaab culus waxay ka bixisay aflagaado loo geystay halka ay ka soo jeedo dhalasho ahaan iyadoo maalmahaan baraha bulshada ku xiriirto ee Internetka Soomaali fara badan ayba ku tilmaameen inay tahay Amxaaro iyo Masiixi. “Runtii waxaan aaminsanahay inaan galay qalad markii aan isku dayay inaan sameeyo wax ...

Read More »

Dhageyso:Shirkada hormuud oo hub iskugu dhiibtay dadka deggan leego & Maamulka oo ka hadlay

War laga helay dadka deegaanka ayaa sheegaya in xiisad kacsanaan ah ay ka jirto Deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose. Hubka ayaa la isku uruursanayaa oo waxa laga cabsi qabaa in dagaal ka dhex qarxo dadka deegaankaasi waxaana sabab u ah Xiisadaasi Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telcom. Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa lagu Eedeeyey in Dhul ku yaalla Deegaanka Leego ay dooneyso ...

Read More »

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo hal jawaab uga hoos baxay weriyeyaal ku soo shamuumay

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ayaa shir jaraa’id oo uu shalay qabtay waxa uu uga warbixiyay qaar ka mid ah go’aanadii ka soo baxay shirka madaxda madasha qaranka ee mudada toddobaadka ah Muqdisho uga socda. “Idinka haka hordhicina, haddii doorashada dhici weyso markaas kaddib anaga na weydiiya” ayuu yiri Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhegey) oo jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen weriyeyaal ku soo ...

Read More »

Geed mirood faa’iidadiisa aanay Soomaalida ku baraarugsaneyn oo sii dabar go’aya

Dalka Soomaaliya kheyraadka uu Alle SWT ku manneystay waa fara badan yahay, haday tahay Badda iyo Berri, hase yeeshee tan iyo markii uu dalka burburay waxaa sii dabar go’aya qaar ka mid ah dalagyada kala duwan ee manaafacaadka u leh nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan guud ahaan gobolada ay ku badan yihiin. Geed miroodka ay Soomaalida u taqaano Yicibta ...

Read More »

Watch Dragon ball super