Home » DHAGEEYSIGA » CABDULLAAHI SHEEKH: “lama gaarin waqtigi la is weeydiin lahaa Maqaamka Muqdisho” (Wareysi xasaasi ah”

CABDULLAAHI SHEEKH: “lama gaarin waqtigi la is weeydiin lahaa Maqaamka Muqdisho” (Wareysi xasaasi ah”

Siyaasiga C/laahi Shiikh Xasan   ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka uu marayo xilligaan, wuxuuna si gaar ah uga hadlay arrimaha gobolka Banaadir iyo xuquuqaha uga maqan dowladda dhexe ee federaalka ah.

Cabdullaahi Sheekh Xasan oo oo ka mid ah siyaasiyiinta Muqdisho uga dhuun daloola xaaladda dalka ayaa wareysi xasaasi ah oo uu siiyay Radio Dalsan waxa uu sheegay inuu rumysanyahay in kulamada malahan socda ee la leeyahay xaqi Muqdisho ayaa lagu raadinayaa iney yihiin kulamo siyaasadeed oo dd gaar ah qorsho la leeyihiin inta kalena lagu awrkacsanayo.

Waxa uu sheegay   in maqaamka Muqdisho uu aaminsanyahay in loo raadin karo wadiiqad ka duwan mida hada la siyaadadeynayo.

DHAGEYSO WAREYSIGA

x

Check Also

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo digniin loo diray

Iyada oo ay maalmahan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku howlannayd qabashada imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ...

Somaliland Oo Dib Xuriyadiisa U Siisey Wariye Coldoon

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi  Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu ...

Watch Dragon ball super