Home » Author Archives: Hussein abdulle

Author Archives: Hussein abdulle

Gaso, Ganuun, Gasiin Q.46aad (W/Q. Prof.Cali Jimcaale Axmed) Waa sheekadii xiisaha badneyd ee aad la socoteen.

  Gaso, ganuun, Gasiin       Q. 46aaad Prof. Cali Jimcaale Axmed XLVI Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Toxob ayaa sidi ruux makalaalaxay fadhi-bood haw ah ku soo toosay. Inta ow indhaha kala furay ayuu saas ula raacay meeshi uu curadkiisu jiifay. Foolka ayuu kaduuday oo haddana indhaha ka mirigmirigsiiyay. Waxa uu meeshi ka waayay Jabaq. Dareen horleh oo ka murugo badan riyadi ...

Read More »

M/WEYNE FARMAAJO DADKA & DALKA BADBAADI ( Dhaambaal ku socda Madaxweyne Farmaajo)

M/WEYNE FARMAAJO DADKA & DALKA BADBAADI Sida aad ka warqabto waxaa Somnaliya ku soo fool leh dhibaato aad u baaxad weyn oo ay soo wadaan Sacuudiga & Imaaraatka taasoo saldhigeedu yahay inaan la collowno dowladda Qadar oon waxba naga halleyn, wax dhibaato ahna aysan naga soo gaarin xageda marna. Waxaa la ogaaday in Somalida ay yihiin dad wax kasta ay ...

Read More »

Gaso, Ganuun, Gasiin Q.45aad W/Q. Prof.Cali Jimcaale Axmed. Waa sheekadii Xiisaha badneyd

  Gaso, ganuun, Gasiin   Q.45aad Prof. Cali Jimcaale Axmed XLV Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Toxob oo reynreyn weyni ka muuqato ayaa u sii hadaafay meeshi ama kobti ay ciddu tiil. Waxaad arkeysay in illimi Indhihiisa soo buuxdhaafisay. Farax owsan dareemin in muddo ah ayaa cagahiisa ka dhigay kuwo shoobshoob saanta u qaada. Culaabti uu siday ayaan marna hoos u dhigin ...

Read More »

Gaso, Ganuun Gasiin Q.44aad (W.Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

–%* Gaso, ganuun, Gasiin   Q. 44aad Prof. Cali Jimcaale Axmed XLIV Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Toxob ayaa ka yaabay sooryada meesha la keenay. Bariis la yiri waa baasarac oo lagu dhexkarshay hayl, qarfo, iyo sacfaraan. Waxaa dhinaca ka saarnaa hilib mutuq ah oo si fiican loo karshay oo ximin ximin ah. Inti aan bariidki loo keenin ayaa martidi faraxal loo ...

Read More »

Gaso, Ganuun, Gasiin Q.43aad (W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed) Waa Sheekadii xiisaha badneyd.

Gaso, ganuun, Gasiin  Q.43aad Prof. Cali Jimcaale Axmed XLIII Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Nin goobta fadhiyey ayaa yiri, “Xaajiyow, soo koob hadalka oo noo sheeg sheekadi qaadigu idiin sheegay.” Xaaji Filay Dheere ayaa yiri, “Intaad u kudaysaa oo kaa horreysa? Sheekaan la bilinse saa loo sheegaa? Mase nin sheekayhaaya ayaa laga soo dhexgalaa?” Inta uu qoslay ayuu yiri, “Waxaan ka ...

Read More »

Gaso, Ganuun, Gasiin Q.42aad (W/Q.Prof.Cali Jimcaale Axmed) Waa sheekadii xiisaha badneyd oo laba jibbaarantay

Gaso, ganuun, Gasiin  Q.42aad Prof. Cali Jimcaale Axmed XLII   Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Inti uusan Toxob hadal ayaa nin dheer oo dhoollacaddayhaaya ka soo baxay gurigi fiddowga lagu qabay. Toxob ayaa indhaha la raacay dhoollacaddaynti ninka. Waxaa u muuqday in uu ninku lahaa ilko kore oo lakab ah. Ninki ayaa yiri, “Cagoolow, soo dhowaada, adiga iyo eebowga kula socda.” ...

Read More »

Mucaaradku maxay rabaan??? Qormo Akhriste.

MUCAARADKU MAXAY RABAAN? Maalmahaan waxaa soo kordhay xildhibaano lagu tilmaamay qaswadayaan oo xaruntoodu tahay Nairobi, tiro ahaana lagu qiyaasay ilaa boqol ruux oo ku dhawaaqay urur cusub laguna magacaabay HORUSOCOD…marka runta loo noqdo waxaa caddaatay inay yihiin DIB-U-SOCOD isu habar-wacday inay soo abaabulaan duullaan ku socda dowladda curdunka ah ee aan weli caga isku taagin.  Haddaba, waa maxaay danaha ay ...

Read More »

Gaso, Ganuun, Gasiin Q.41aad (W/Q.Prof.Cali Jimcaale Axmed) waa sheekadii todobaadlaha aheyd ee aad sugeyseen

Gaso, ganuun, Gasiin    Q. 41aad Prof. Cali Jimcaale Axmed XLI Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Subaxii dambe ayaa jikada laga waayay hooyadii guriga. Odaygi ayaa subaxaasi wiilashi u qooshay wax u eg afbilaw.  Duhurki marki ay dugsigi ka soo noqdeen ayaa rajaygi sidi caadada u ahayd ku leexday xeradi geenyadu ku jirtay. Waxay geenyadi u sheegtay igaarki shirqoolki ay eeddadiis ama ...

Read More »

Ninkii Afkiisa eersaday! Qormo akhriste

NINKI AFKIISA EEDAY Dad waxaa ugu nasiib daran nin afkiisa eeday ama uu afkiisu dhaafiyay noloshi uu weligii raadinaayay, taasoo markuu soo gaaray meeshi uu u socday ama uu jeclaa ku waayay hadal carrabkiisa ka soo baxay oon laga fiirsan. Kaddib marki ay dhacday arrinti aad u xanuunka badneyd ee dilki Wasiitki Howlaha Guud Cabbaas C. Siraaji dadka oo dhan ...

Read More »

Gaso, Ganuun, Gasiin Q.40aad (W/Q. Prof.Cali Jimcaale Axmed) sheekadii xiisaha badneyd

  Gaso, ganuun, Gasiin  Q. 40aad Prof. Cali Jimcaale Axmed XL Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Faalisadi ayaa haddana ku celisay: “Kulmi maankaaga! Waxna ha dhaafin oo waxba ha dhaafin.” Gabadhi ayaa cabbaar aamustay iyada oo isku dayeysa in ay qummaati u xasuusato qaabki uu rajaygu gurigi u soo gelijiray. Madaxa ayay ruxday oo haddana indhaha kor utaagtay. Hal mar ayay ...

Read More »

Watch Dragon ball super