Home » Author Archives: Arbac

Author Archives: Arbac

Faah faahin: Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Afaafka hore ee Hotel Wehliye..

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay Muqdisho gaar ahaan ilinka hore Hotelka Wehliye. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay,kaasi oo jugtiisa laga maqlay meelo fog oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Wararka waxa ay sheegayaan qaraxan oo jugtiisa si weyn looga maqlay Magaalada Muqdisho inuu ka dhashay Khasaare dhimasho iyo ...

Read More »

Filasho: yaa ka soo muuqan kara liiska golaha wasiirrada cusub?

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan cali kehyre ayaa ju howllan latashida Beelaha Soomaaliyeed ee la filayo in xubno ka soo jeeda ay ka soo muuqdaan golaha wasiirrada oo uu soo magacaabayo. Wasiirrada cusub ayaa dhowr liis oo uu ra’isalwasaaraha qoray isbeddel lagu sameeyay sida ay sheegayaan warar hoose oo aan ka helnay Xafiisk ra’isalwasaaraha Soomaaliya. Saadaalin cusub ayaa soo baxday saacadihii ugu ...

Read More »

Dhacdo Naxdinleh: Nin Xaaskiisa oo u dhashay 7-Carruur ku gowracay degmada Guraceel..

Dhacdo xanuun badan oo si weyn loo hadal hayo ayaa xalay ka dhacday Xarunta degmada Guraceel ee Gobolka Galgaduud ka dib markii nin uu Gowracay Xaaskiisa. Ninka Falkaasi Naxdinta Badan geystay waxaa lagu Magacaabaa Maxamed Xaaji Cabdi Siyaad ,waxaana uu bireeyay Xaaskiiska oo u dhashay 7 Carruur ah. Ninka ayaa la sheegay in Madaxa looga jiray. Haweenayda la gowracay waxaa ...

Read More »

Kenya oo sababo amni darteed u joojisay dhismaha Safaaradeeda Muqdisho

Dowladda Kenya ayaa ku Shaacisay in ay Guud ahaan ay hakisay   mashruuc lagu dhisaayay safaaradeeda  ay ku leedahay Magaalada Muqdisho , waxaana ay sabab uga dhigtay amni daro darteed. Haweenayda  Wasiirka arimaha dibadda ka ah Kenya oo Khudbad ka horjeedisay  Baarlamaanka Kenya  ayaa ku dhawaaqday in dhismaha Safaarada la billaabay August 2015-kii qorshuhuna ahaa in la soo gaba gabeeyo ...

Read More »

DEG DEG: Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Muqdisho..

Qarax xoogan ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho,kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay Isgoyska dabka gaar ahaan agagaarka Hotel Wehliye. Lama oga qasaaraha iyo nuuca qaraxa uu yahay. Qaraxaan ayaa ku soo aadaya xilli saakay mid kale uu ka dhacay Muqdisho.

Read More »

DHAGEYSO: Maamulka Koonfur Galbeed oo kaalmo weydiistay Dowladaha Carbeed..

Read More »

DHAGEYSO: Puntland oo shaacisay in lagu guuleystay xalinta Ciidamadii Gadooday..

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in si guul ah lagu xaliyay Tabashadii qaar kamid ah Ciidamada Kumaandooska dowlad Goboleedka Puntland, kuwaas oo shalay si rasmi ah dib ugu laabtay Xarumahoodii ciidan. Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne ayaa si wadajir ah u sheegay inaanu jirin wax dhibaato ah ama rabshad ah oo ...

Read More »

Somali-land oo Lagu Eedeeyay in ay Ku Fashilantay Wax u Qabashada Shacabka..

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga wadani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo safar shaqo ku jooga Magaalada London ee dalka Ingiririiska ayaa si kulul ugu hadlay dhibaatooyinka lagu hayo Shaqaalaha Dekadda magaalada Berbera oo shalay dhigay Banaan-bax kadib markii cadaadis ay kala kulmeen Maamulka cusub ee Dekadda. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga wadani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed ...

Read More »

Kooxda Daacish oo Ku Go’doonsan Magaalada Mosul

Dowladaha Mareykanka iyo Ciraaq ayaa sheegay in dagaalyahanada kooxda Daacish ee ka dagaalamayey waqooyiga Mosul la hareereeyey, kadib marki ay ciidamada Dowlada Ciraaq qabsadeen wadadi ugu danbeysay ee looga baxo magaalada. Ergayga Mareykanka ee la dagaalanka ISIS Brett McGurk, oo Axadi wariyaasha kula hadlay magaalada Baghdad, ayaa sheegay in maleeshiyada Daacish ay go,doomeen.Wuxuu sheegay inuusan qofna ka bixin magaalada isla ...

Read More »

80-Qoys Soomaaliyeed oo ku Hanti beeshay Abaarta ka jirta Soomaaliya..

Read More »

Watch Dragon ball super